latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

pi

  • Home
  • About
  • Contact

Ergayga Gaarka ah James Swan oo Xaalada Dalka kala hadlay Wasiirada Arimaha Dibada Jabuuti, Kenya, Itoobiya iyo Ugandha

February 11, 2021 admin 0

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo tan iyo todobaadkii lasoo dhaafay aad ugu mashquulsanaa Sidii Soomaaliya ay Doorasho uga dhici lahayd […]

Breaking News—Muran ka taagan halka Muqdisho looga qabanayo Shirka

February 11, 2021 admin 0

Inkastoo Madaxweyneha lagu muransan yahay Xilkiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu aqbalay Shirkii Madaxweyne Deni ku yaboohay in Muqdisho lagu qabto hadana waxaa caawa soo baxay […]

Breaking News—Madaxweynaha Xilkiisa lagu muransanyahay oo ogolaadey Shirka Muqdisho, Yaa ku khasbay

February 11, 2021 admin 0

Warar Dublamaasiyadeed oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen, Beesha Caalamka ayaa ku cadaadisay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu ka qaybgalo ogolaadaan Shirka Muqdisho ee Madaxweyne Deni ku […]

JL, PL iyo Madasha Musharixiinta oo ku isla gartay marti galinta Dhirka aayaha Soomaaliya

February 11, 2021 admin 0

Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen, Waxaa maalmahaanba socdey Wadatashi u dhexeeya Garowe, Kismaayo iyo Muqdisho kuwasoo looga arinsanayay Arimaha Doorashada. Madaxweynaha Puntland Saciid […]

Golaha Musharixiinta “Waxaan taageereynaa qabsoomida Shirka Muqdisho ee Puntland iyo Jubbaland ku baaqeen

February 10, 2021 admin 0

Midowga Musharixiinta ayaa baaq ay soo saareen waxay muujiyeen inay kaxwalwalsan yihiin waxay ku tilmaameen Jahawareer iyo hubin la’aanta Xiliga kala guurka. Murashixiintu waxay soo […]

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ergo Odoyaal ah u dirsadey Isimada Puntland

February 10, 2021 admin 0

Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen, Maxamed Cabdullaahi Farmasjo ayaa Odoyaal ka socda Beeshiisa wuxuu ergo ahaan ugu diray Isimada Puntland. Qaar kamida […]

Rooble “ Waxaan idiin sheegayaa Nin aan kuu furi doonin yuunan kuu rarin”

February 10, 2021 admin 0

Raysal wasaaraha Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey ayaa maanta u jeediyey Xildhibaanada Aqalka hoose Warbixin ku saabsan Waxqabadiisii Sadexdii loosoo ee kasoo dhaafay. Raysal Wasaaruhu wuxuu warbixin […]

Raysal wasaaraha Xilka sii haya oo Baarlamaanka hortagaya goor dhow

February 10, 2021 admin 0

Xildhibaada Baarlamasnka hoose ayaa kulankoodu hada bilowday waxaana la sugayaa in Taysal wasaare Rooble uu khudbad ka jeediyo Baarlamaanka.

U.S. Senator Bob Menendez : “I am alarmed by the escalating electoral crisis in Somalia and the real risk of bloodshed

February 10, 2021 Kassim 0

CHAIRMAN MENENDEZ ON ELECTORAL CRISIS IN SOMALIA WASHINGTON – U.S. Senator Bob Menendez (D-N.J.), Chairman of the Senate Foreign Relations Committee, issued the following statement regarding […]

Breaking News— Garowe “ Shirka Farmaajo ku baaqay waxaa Mudan Muqdisho in lagu qabto”.

February 9, 2021 admin 0

Dowlada Puntland waxay iska fogaysay Shirka uu Madaxweynaha Xilkiisu ka dhamaadey uu ku yaboohay in Garowe lagu qabto, Puntland waxay soo jeedinaynaa in shirka lagu […]

Universal TV oo ka danbeysay been abuurkii laga sameeyey Senator Cabdi Qeybdiid ee lagu aflagaadeyey maamulada Puntland iyo Jubbaland

February 9, 2021 Kassim 0

Telefishinka Universal TV ayaa lagu eedeyey in iyagoo u adeegaaya taageerayaasha Madaxweynihii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka danbeeyey muqaalo iyo qoraalo been abuur […]

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa oo la kulmay Madaxweynaha Xilku ka dhamaadey

February 9, 2021 admin 0

Gudoomiyaha Maxamed Mursal iyo labadiisa ku Xigeen ayaa Galabta kulan la qaatay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulanka Albaabada ayaa u xirnaa oo lama shaacin waxa […]

Daawo Isbahaysiga Cusub ee Xildhibaano gaaray 100 oo shir jaraa’id qabtay

February 9, 2021 admin 0

Hoos ka daawo

Xildhibaano gaaraya 100 oo sheegay in Madaxweynuhu dhacay, Mudadana aan loo kordhinayn

February 9, 2021 admin 0

Ugu yaraan 90 Xildhibaan oo maanta ku shiray Hotel ku yaal Muqdisho ayaa shaaciyey in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu wakhtigu ka dhamaadey, isla markaasna […]

Daawo : – Senator Cabdi Qeybdiid oo beeniyey isla markaan canbareyey warar been abuura oo ay ka fidiyeen taagerayaasha Farmaajo

February 9, 2021 Kassim 0

Senator Cabdi Cawaale Qeybdiid oo ah Gudoomiyaha Gudiga dibu eegista Dastuurka ee Aqalka Federaalka Federaalka Somaaliyeed ayaa maanta beeniyey isla markaan canbaareyeey warar been abuur […]

Golaha Amaanka ee QM oo ka shiraya Xaalada Soomaaliya, James Swan oo awood dheeriya lasiin doono

February 9, 2021 admin 0

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg dega isaga imaanaya Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya, kulankaasoo lagu wado inay ka soo baxaan Qodobo muujinaya kaalinta […]

Xisbiga Jubilee ee Dalka Kenya ayaa eryay lix Senator oo mid Soomaali tahay, Sababo la xiriira “ku xadgudub anshaxeed”.

February 8, 2021 admin 0

Tallaabadan oo la qaaday Isniin oo maanta ahayd ayaa ka dambaysay ka wada-tashi ay guddiga maareynta qaran ee xisbiga (CMC) ka yeesheen warbixinnada ay soo […]

Kiiska Bada ee Soomaaliya iyo Kenya oo mar kale dib loo dhigayo

February 8, 2021 admin 0

Warar Dublamaasiyadeed oo Warbaahinta Puntlandi.com ay ka heleen dhinaca Kenya, Waxay Kenya dalbatay in laba bilood dib loo dhigo Dacwad Badeedka Soomaaliya iyo Kenya. Bisha […]

Daawo : – Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Beesha Caalamku yaysan Wakhti ku lumin Ninka maanta Ciidanka soo gashay Baarlamaanka”

February 8, 2021 admin 0

Midowga Musharixiinta oo maanta Shir jaraa’id Qabtay ayaa ka hadlay Xaalada Dalka, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Shirka jaraa’id ka hadlay ayaa sharaxay Xaalada Madaxweyne Farmaajo. CC […]

Raysal Wasaare Rioble oo ka baaqdey lakulanka Xildhibaada, Maxay tahay sababtu

February 8, 2021 admin 0

Maanta waxaa lagu Sadet in Raysal wasaare Maxamed Rioble uu ka hor khudbeeyi Golaha Shacabka Laakiin waa baaqdey. Xogaha la helayo waxay sheegayaan In intabadan […]

Posts navigation

« 1 … 6 7 8 … 207 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (745)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,733)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2018 | .. puntlandi.com

error: la xiriir post@puntlandi.com