latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Markab ku caariyay Bosaso oo lagu guulaystay in la badbaadiyo

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

Markab sidey Shamiito oo u raraa Ganacsato ayaa lagu guulaystay in la badbaadiyo kadib markuu kusoo caariyay Xeebta aan ka fogayn Dekada. Markabka oo sidey […]

Dowlada Federaalka oo Qalab Ciidan geynaysa Caabudwaaq

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

Warar lagu kalsoon yahay oo Warbaahinta Puntland ka heleen ilo lagu kalsoon yahay, ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Federaalka oo Qalab Malatari […]

Madaxweyne Deni oo qaabilay Safiirka Sweden

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Sweden u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Staffan Tillander Kulanka oo ka dhacay Hotelka uu degan […]

Emaaraatka Oo kaalmo gaarsiiyey Deegaanada Tigreega ee Dalka Itoobiya

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

Dowlada Emaaraatka Carabta ayaa kaalmo Cunto iyo daawooyin isugu jira ugu deeqdey Gobolka Tigrey ee Dagaalka ku dhacay Dalka Itoobiya, Emaaraatku wuxuu kaloo 5 Milyan […]

Villa Soomaaliya oo Wariyayaal Reer Puntland ah u furtay Koontooyin Baraha Bulshada

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

Sida ay ogaadeen Howlwadeenada Puntlandi.com Xukuumada Federaalka Soomaaliya waxay Kharashaad ku bixinayaan Ugu yaraan 7 Wariye oo Reer Puntland ah kuwasoo loo furay Facebook iyo […]

Puntland and Jubbaland Release joint statement on the FMS and FGS consultative conference.

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

UN urges Somali leaders to break impasse delaying elections

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

UNITED NATIONS — The U.N. Security Council called on Somalia’s leaders Wednesday to meet “at the earliest opportunity” to break the impasse delaying the holding […]

Golaha Amaanka oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inuu Doorashada dib u dhigayo si wakhtiga loogu kordhiyo

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan ka yeeshay Xaalada Soomaaliya ayaa waxay ka dayriyeen in natiijo laga gaaro Wadahadalada Doorashada iyagoo Siyaasiyiinta Soomaalida ku […]

Ingiriiska oo Galaha Amaanka deg deg Isugu yeeray si looga arinsado Xaalada Soomaaliya

April 1, 2021 Ahmed Jama 0

Kulan aan kamid ahayn kulamada jadwalaysan ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay isugu yimaadeen kadib Markii Dowlada Ingiriisku walaac Xoogan ka muujisay wadada ay […]

Puntland iyo Jubbaland oo sheegay in Villa Soomaaliya aysan diyaar u ahayn Heshiis

March 31, 2021 Ahmed Jama 0

Warsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland iyo Puntland waxay dheegeen in Madaxda Sare ee Dowlada Federaalku ay xagal daacinayaan Wadahadalada Doorashada. Hadalka kasoo yeeray Jubbaland iyo Puntland […]

Breaking News—Xildhibaan Mahad Salaad oo Ciidamo ku xayireen Isgoyska Dabka

March 31, 2021 Ahmed Jama 0

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Mucaaradka ah kana mid ahaa 15 Xildhibaan ee magacyadooda loo qaybiyey Ciidamada si ay uga hor istaagaan inay galaan […]

Xildhibaanadii oo loo ogolaadey inay ku shiraan Hoolka hadana sugaya in Kalfadhigu uu furmo

March 31, 2021 Ahmed Jama 0

Inkastoo subaxnimadii hore ee saaka ay Ciidamada Amisom diideen in Baarlamaanka ay galaan Xildhibaanadu kadib markii ay Xildhibaanada Mucaaradka iyo Muxaafidku ay Qolada walbaa Ciidan […]

War Deg Deg Ah: Gudoomiye Mursal oo Amisom ka dalbadey in Xildhibaanadu ku laabtaan Gudaha Hoolka si nabadgalyo ah

March 31, 2021 Ahmed Jama 0

Kadib markii Ciidamada Amisom ay soo faariqiyeen Hoolka Baarlamaanka ayaa Xildhibaanadii dhamaan waxay isdhoobeen banaanka hore ee Baarlamaanka. Hada waxaa Wadahadal u socdaa Xildhibaanada iyo […]

Breaking News— Ciidamada Amisom oo banaanka u jafay dhamaan Xildhibaanadii, lana wareegay Hoolkii Baarlamaanka

March 31, 2021 Ahmed Jama 0

Kadib markii uu Buuq xoogan ka dhashay Kulankii saaka oo arbaca ah lagu balansanaa , ayna Xildhibaanada Qaar Gudaha u galeen Baarlamaanka halka qaar kale […]

War Deg Deg ah— Kulankii Wadatashiga oo la isla gartay inuu ka dhaco Afisyooni khamiista

March 30, 2021 Ahmed Jama 0

Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen waxay sheegayaan in la isla ogolaadey in lagu kulmo Afisyooni khamiista todobaadkaan ka dib markii Beesha Caalamku ay […]

Beesha Caalamka oo waan waantii u dambaysay ka dhexwada Raysal wasaaraha iyo Badbaado Qaran

March 30, 2021 Ahmed Jama 0

Xubno ka socda Beesha Caalamka ayaa maanta la kulmay Raysal wasaare Rooble, dabcan waxay kawada hadleen Arimaha Doorashada, kadibna waxay la kulmeen Madaxweyne Saciid Cabdullaahi […]

Warsaxaafadeed “Madasha Badbaado Qaran oo si Adag uga digtay isku’day Mudo kororsi

March 30, 2021 Ahmed Jama 0

Qoraalkaan hoose waxaa soo saaray Madasha Badbaado Qaran, waxayna si Adag ugu uga hadleen Xubnaha Baarlamaanka ee u ololaynaya mudo kordhinta, tasoo ay ku tilmaameen […]

Laftagareen oo booqdey Madaxweynihii hore Sheikh Shariif

March 30, 2021 Ahmed Jama 0

Madaxwrynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo ay weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadiisa ayaa booqasho ugu tagay Madaxwrynahii hore Shariif Sheikh Axmed. Booqashada ayaa kusalaysnayd Xaalada […]

Warar been Abuur ah oo laga baahiyay Dekada Garacad

March 30, 2021 Ahmed Jama 0

Maanta waxaa labaahiyay warar been Abuur ah oo laga baahyay Dekada Garacad ee Gobolka Mudug, wararkaasoo lagu sheegay in Dad hubaysan ay Hawada ka celiyeen […]

Madaxweyne Deni iyo Safiirka Jabuuti oo kawada hadlay Doorashada

March 30, 2021 Ahmed Jama 0

Safiirka u fadhiya Jabuuti Soomaaliya Amb.Aaden Xasan ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa waxay kawada hadleen Xaalada […]

Posts navigation

« 1 2 3 4 … 216 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,912)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com