
Wasiirka warfaafinta Puntland oo xafiiskiisa uga yeeray warfidiyeenada Puntland.
Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab, ayaa xafiiskiisa uga yeeray warfidiyeenada Puntland ka howlgalla ee ku sugan magaalada Garowe, sida lagu sheegay qoraal kasoo […]