Ciidamada Difaaca Puntland oo jidka ugalay caawa Malayshiyaadka Muuse Biixi kana furtay Hub iyo Gaadiid Ciidan
Ciidamada Difaaca Puntland ee ku sugan jiida hore ee deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ,ayaa jidka ugalay goor dhawayd Malayshiyaadka Hargaisa iyo gaadiid dagaal oo ay wateen ,kuwas oo ku sugaan deegaanka Tukaraq .
Ciidamada ayaa malayshiyaadka ka furtay hubkii iyo rasaastii u saarneed gaadkii ay la socdeen , iyagoona goobta isaga baxsada markii dambe .
Halkan ka daawo.



