|

BREKING:- NEWS:-Suldaan udhintay Rasaas uu furay Askari ka tirsan ciidamada Puntland ee Gobolka Sanaag ku sugan iyo Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyay

Allaha unaxariistee waxaa maanta degmada Baran ee gobolka Sanaag ku geeriyooday Suldaan Xasan Cali Jibriil ,kadib markii Askar ka tirsan ciidamada Gobolka ku sugan ay rasaas huwiyeen gaari uu watay Suldaanka xili uu ku soo dhawaa goob gaadiidka lagu baaro ,

Marxumka ayaa waxaa maanta lagu aasay degmada Baran .

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Degmada Baran maalintii Afaraad, ayaa waxa uu ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuun Suldaan Xasan Cali Jibriil..

Halakn ka Akhriso .

You must be logged in to post a comment Login