(Dhegayso ) Wasiirka Haweenka Puntland“ Dhibaatooyin badan ayaan ka sheeganaynaa Maxkamada sare ee Puntland
Wasaarada Cadaalada dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe waxa ay Tababar ku saabsan qaabka ugu haboon ee loo hirgalin karo xeerka kufsiga Puntland oo dhawaan ay ansixiyeen golaha wakiilada Puntland.
kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Cadaalada dowlada Puntland , Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta iyo arimaha qoyska ee dowladda Puntland , iyo xubno ka socoday Maxkamada sare ee Puntland.
Tabarka ayaa inta uu socdo waxaa lagu gor fayn doonaa sidii uu xeerkan uga fuli lahaa gobolada iyo degmooyinka oo idil .
Halakan ka dhegayso sheekh Axmed oo ka tirsan Madxkamada sare ee Puntland , Wasiirka Casaalada Puntland Saalax Xabiib Jaamac , iyo Wasiirka Haweenka Puntland Maryan Axmed Cali .
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.