(Dhegayso ) Xildhibaanada Koonfur Galbeeb oo soo dhaweeyay Go,aankii Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada oo ay ku hakiyeen wada shaqayntii dowladda dhexe ee Soomalaiya
Xildhibaada Baarlamaanka maamulka Koonfurn Galbeed ee Soomaaliya oo Maanta shir ku yeshay magaalada Baydhabo ayaa waxa ay si buuxda u tageereen Go,aankii madaxda maamul goboleedyada dalka oo ay ku hakiyen xiriirka ka Dhexeeyay dowladda Soomaaliya .
Xildhibaanada ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka gaabisay Howlihii loo igmaday awoodii iyo taladii dalkana ay maroorsaden koox gaar ah.
Waxa ay sheegeen in madaxda dowladda marka ay safar sahqo u soo aadaan Magaalada Baydhabo ay soo raacaan diyaararo qaas ah iyagoo ka cabsi qaba Shabaabka go,doomiyay deegaanada hoos yimaada Koonfur Galbeed.
Halkan ka dhegayso.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.