|

Jaaliyada Puntland ee Australia:-TACSI NAXDIN IYO TIIRAANYO LEH & CAMBAAREYN DIRAYA

Dhamaan Jaaliyada Soomaliyed ee Puntland ee degen dalka Australia waxaa ay Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan shacabka Puntland,geeridii naxdinta lahayd ee labada isim Suldaan Ciise Xasan Cumar iyo Suldaan Xasan Suldaan Xaaji Cali Baale.

Samir iyo Iimaan allaha ka siiyo dhamaan waalidiintii ehaladii iyo qaraabadii labada Suldaan.

Waxaanu si gaar ah tacsi ugu diraynaa ehaladii labada isim ay ka geeriyoodeen inuu ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo laba isim-na allaha unaxariisto.

Dadka tacsida gudbinaya waxay kala yihiin:

1. Ahmed Ciise Faahiye

2. Maxamed Cali Shido

3. Cabdiraxmaan Jaamac Cusmaan

4. Maxamed Cabdulqaadir Jaamac

5. Siciid Muuse Bari Bari

6. Maxamed Siciid Muuse

7. Maxamed Ciise Faahiye

8. Siciid Cabdiraxman Shiinle

9. Cali Jaamac (Cali Aar)

10. Mukhtaar Faarax Cali Cade

11. Warsame Cabdi Nur Aden

12. Maxamed Muuse Layloon

13. Xaawo Cabdi Cali

14. Suleymaan Yuusuf Suleymaan

15. Bashiir Shire Cabdille

16. Axmed Cali Shire

17. Mahamed Qaalib Siciid

18. Cabdisalaan Nuur Cirfe

19. Huruse Nuur Salax

20. Xussen Maxamed yacquub

21. Nab: Saadiq Cumar Xayd

22. Maxamed Jaamac Nugaal

23. Cabdirisaaq Cabdikariim Ismaaciil(Gurey)

24. Yuusuf Maxamed Nuur

25. Cabdi Tooyo Ducaale

26. & Faarax Max’ud Warsame

B) Canbaareyn

Jaaliyada Puntland ee Dalka Australia waxay cambaaraynaysaa dilkii foosha xumaa ee lagula kacay Suldaan Ciise Xasan Cumar ee loogu geystey magaalada Boosaaso, AUN Suldaanka oo ahaa shakhsi wadani ah.

Dhamaan waxaanu baaq u soo jeedineynaa shacabka iyo dowlada Puntland inay gacan buuxda ka geystaan sidii loo horkeeni lahaa cadaalada cidii geysatey dilkaan foosha xun ee loo geystey Suldan Ciise Hassan Cumar.

Wabilaahi Towfiiq

Faarax Max’ud

Melbourne Australia

Comments are closed

Qalinka Akhristayaasha

  • Sh.Mohamad: Warka aan saxnayan ka daaya meesha waa la yaqaan Suldaanka wax uu meesha u joogo anaga ayaan ka mid ah...
  • Xaqa Waa Nuur: Xaqdarada Hayadaha gurmadka sida Turkey - Qatar iyo UNDP shaqaalaha dowlada waxaa cuno waa wada...
  • Makhtal said: Dr. Cali Khalif Gallayr oo markii ugu horreysay la soo baxay xilkasnimo,aragti-dheeri , iyo wadaninimo....
  • ubax: Ascww, Puntlandi aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin sida wanaagsan oo aad akhbaarta noo soo gaarsiisaan....
  • Falaago: Dawalada Mudane Xasan Shiikh Maxamud Malahan Khorashe Siyaasadeed oo La Saadalin Karo Waxaa Surto Gal ah...