(Dhegayso ):- Qurba joogta Puntland oo Mashruuc dhirayn ah ka fulinaysa Degmada Buraan
Qaar ka mid ah gabdhaha qurba joota ah ee Puntland kana soo jeeda gobolka Sanaag , ayaa waxa ay booqasho ku tageen degmada Buraan ee gobolka sagaan si ay ugu kuur kagaal xaalada degmada .
Gabdhahan ayaa shegay in ay mashaariic horumarineed ay ka fulin doonaan Degmada iyo tuulooyinka ku hareeraysan.
Duleedka degmada Buraan waxaa ku soo dhaweyay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada waxayna uga mahadceliyay mashaarcidan ay ka fulin doonaan oo ay ugu horayso dhiraynta magaalada .
Halkan ka dhagayso.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.