(Dhegayso ):- Xafiiska Xuquuqul Insaanka dowladda Puntland oo Tababar ku saabsan ka hortag kufiga uqabtay bulshada Dan-Goronyo
Xafiiska xuquuqul aadanaha ee dowladda Puntland ayaa magaalada Dangoronyo Waxa ay ku qabten tababar ku saabsanaa ka hortaga kusiga iyo sidii meel looga soo Wada jeesan lahaa dadka falalkan ku kaca.
Tababarkan ayaa waxaa loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Dan-Goronyo.
Wasaarada Cadaalada ee dowladda Puntland iyo xafiiska xuquuqul insaanka ayaa iska kaashanayay bixinta aqoon iswaydaarsigan.
Halakan ka dhagayso.
Madaxda Xafiiska xuquuqul insaanka
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.