Farmaajo iyo Abiy oo ku kulmay Beijing, maxay kawada hadleen?
MadaxweyneFarmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa saaka ku kulmay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka wada hadlay ahmahiyadda uu Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika u leeyahay Gobolka iyo sidii ay dalalka Geeska Afrika uga faa’iideysan lahaayeen fursadaha maalgashiga ee haatan jira.