(VIDEO) Sidee ayay u dhacday doorashadii Duqa degmada Garoowe iyo kuxigeenkiisa?
Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Garoowe oo ka kooban 27 mudane ayaa maanta Magaalada Garoowe ku doortay Gudomiye iyo kuxigeenkiisa .
Doorashadan ayaa ahayd mid si ahabsami leh kudhacday oo ay ku qanceen Dhinacyadii ku tartamayay .
Halada halkan ka daawo .