Duqa degmada Garowe iyo ku xigeenkiisa oo saakay la dooranayo
Duqa degmada Garowe iyo ku xigeenkiisa ayaa saakay lagu dooranayaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxayna doorashadu goor dhow ka bilaabandoontaa xarunta hay’adda PDRC halkaas oo golaha degaanku kusii qulqulayaan.
Doorashadaan ayaa ka duwan doorashooyinkii hore, waxaana ku tartamaya afar murashax oo kaliya oo ku tartamaya duqa iyo ku xigeenkiisa.
Halkaan kala socda wararka doorashada.
Puntlandi.com