(VIDEO) Barlamaanka Puntland oo maanta dib u celiyay mooshinkii lagasoo gudbiyay shirkada DP World.
Barlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta dib u celiyay mooshinkii lagasoo gudbiyay shirkada DP World, kadib markii uu cod waayey.
Halkaan ka daawo muuqaalka warkaan.