Madaxweyne Mnangagwe oo ku guulaystay doorashadii ka dhacday Zimbabwe
Emmerson Mnangagwe yaa maanta lagu dhaariyay caasimada dalka Zimbabwe ee Harare ,kadib marki uu ku guulaystay doorashadii ka dhacday dalkaasi.
Xafladii caleemasaarkiisa ayuu ka sheegay Mnangagwe in lagaaray waqigii ay horay usocon lahaayeen dadka reer Zimbabwe oo gacmaha ishaysta.
Doorashadan oo ahayd tii ugu horaysay oo mudo 40 sano ah ka dhacday dalkaasi ayaa Mnangagwe waxaa kula tar tamaayay Nalson jamisa oo qaaday natijadii doorashada.
Madaxweynihii hore ee dalkaasi Zimbabwe Robert Mugabe ayaan ka qayb galin tartanka doorashadan.