(Dhagayso):-Senetor John McCain oo Dalkan Maraykanka ku geeriyooday
Senetor John McCain ayaa shalay ku geeriyooday dalkan Maraykanka ,waxaan Geerida McCain ka tacsiyeeyay Madaxweynaha dalka dalkan Maraykanka Donald Trump ,waxaana hoose loo dhigay maanta calanka Mareykanka.
Senetor John McCain ayaa ku geeriyooday da,da 80 sano jir, wuxuuna laba jeer u Tartamay xilka Madaxweyne ee dalkaasi Maraykanka.
Hadaba shaqsi noocee ah ayuu ahaa John McCain ? goorma ayuu siyaasada ku soo biiray ?
Halkan ka dhagayso Taariikhda McCain.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
