(Dhagayso):- Wasaarada arimaha gudaha ee Puntland oo shaacisay xiliga la soo dhisi doono Gole yaasha deegaanka ee degmooyinka Bosaaso iyo Garoowe ?
Wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe waxa ay ku shaacisay xiliga la soo dhisi doono gole yaasha Deegaanka ee degmooyinka Bosaaso, iyo Garoowe .
Wasaarada ayaa sheegtay in mudooyinkii udambeeyay ay ku mashquul sanaanyeen Uruurinta iyo isku dabaridka araajida ay usoo gudbinayaan odayaasha dhaqanka .
Wasaarada waxa ay sheegtay in marka la dhiso golaha deegaanka ee degmada Garoowe loo gudbi doono degmada Bosaaso .
Hadaba halkan ka dhagayso Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha iyo Dowladdaha hoose Maxmed Cali Nuur Jubba .
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.