(Dhagayso):- Madaxweynaha Mareykanka oo ka digay in dacwad xilka xayuubin ah lagu qaado
Madaxweynaha dalka Mareykanka oo lahadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in hadii lagu soo oogo dacwad ka dhan ah xilka xayuubin ah ,dhaqaalaha dalka Mareykanka uu dhulka galidoono .
Waxa uu sheegay Madaxweynaha in sidookale ay lumi doonaan saamiyadii Suuqyada aduunka, bur bur aan laga soo waaqsan karin uu ku imankaro dhaqalaha Mareykanka.
Arintan ayaa waxa ay ka dhalatay kadib markii garyaqaankiisii hore Michael Cohen uu ciidamada dambi baarista ee dalkaasi Mareykanka uu u sheegay in Madaxweyne Donald Trump uu lacag siiyay labo dumar ah xiligii uu ku guda jiray ololihiisa doorasho.
Hadaba su,aasha meesha kujirta ayaa ah ,maxaytahay sababta uu Madaxweynuhu uu u soo hadal qaaday in hadii la soo golo joojiyo ay uu dhici doonto dhaqaale bur bur ku yimaada dalkiisa? .
Halkan ka dhagayso D,r Sacad Sheekh Cismaan oo falan qeeyaya arimaha Mareykanka iyo Carabta.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.