Garoonka magaalada Hargaisa oo lagu qabtay Wasiiro katirsanaa Maamulkii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar
Garoonka diyaaradaha ee magaalada ee Cigaa International ee magaalada Hargaisa waxaa maanta lagu qabtay xubno Wasiiro ah oo horay uga tirsanaa Maamulkii Madaxweynihii dowladd deegaaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud oo kuxiran magaalada Adis- Ababa.
Wasiirada laqabtay ayaa waxaa kamid ahaa Ibraahim Aadan Mahad oo ahaa Wasiirkii waxbarashada ee dowladd deegaanka Itoobiya iyo Wasiirka Caddaaladda Cabdi Jaamac.
Ciidamada ayaa sheegay in ragan gacanta lagu dhigay xili ay doonayeen in ay u Dhoofaan Magaalada Muqdisho.