|

DAAWO : - Wasiir hore ee Gaashandhiga Maamulka Hargeysa Axmed Xaji Cali Cadami oo sheegay in Soomaliland ay kujabi doonto haddii ay dagaal la gasho Puntland

Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaan dhiga maamulka Soomalailand Axmed Cali Xaashi Caddami ayaa sheegay in hadii Soomalailand ay dagaal lagasho Puntland uu Muuse biixi ku jabi doono dagaalkaasi .

Waxa uu sheegay Caddami in halka ay Soomalailand maanta marayso hadii ay Dagaal qaado ay noqonayso in ay iyadu isqalin daarto.

Waxa uu ku baaqay in Madaxda talada haysa ay latimaado talaabo taa ka duwan, si looga baaqsado in uu maamulkaasi uu ku dhaco bohol uusan waligiis ka soo bixin.

Wasiirkii hore ee Gaashaan dhiga Soomaaliland ayaa sheegay in xiligii uu ka tirsanaa Maamulkaasi uu horay uga diga arinta maanta taagan.

Halkan ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login