|

Dowladda Puntland oo War Saxaafadeed ka soo saartay Tacadiyada ay Soomaaliland kula kacayso Shacabka ku dhaqan G/sool

War saxaafadeed ka soo baxay maanta xarunta Madaxtooyada ee dowladda Puntland ayaa lagu wargaliyay Beesha Caalamka iyo Hay,adaha udooda Xuquuqul Insaanka dhibaatada ay shacabka Sool ku hayaan Malayshiyaadka Muuse Biixi.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu Yiri”Dawladda Puntland waxay la wadaagaysaa Ummada Soomaaliyeed iyo Hay’addaha Xuquuqul Insaanka in siddii horey ay Puntland marar badan u caddeysay in shacabka Puntland ee Gobolka Sool gaar ahaan Laascaanood lagu hayo dil iyo barakicin joogto ah.

Halkan ka Akhriso.

You must be logged in to post a comment Login