Ogaysiis ku socda Reer Toronto Canada.. Dabaaldega Sanad-guurada 20aad ee Puntland
Waxaa dadweynaha Somaaliyeed eek u dhaqan Magaalada Toronto iyo agagaarkeeda lagu wargalinayaa in Xaflandii Saand-guurada 20aad ee ka soo wareegtay curashada Puntland lagu qaban doono:
Meesha: Muskoka Ballroom
Cinwaanka: 801 Dixon Road, Toronto Ontario M9W 1J5
Taariikhda: Sabti, August 11,2018
Wakhtiga: 6:00pm ilaa 2:00pm
Kasoo Qaybgalayaal:
1-Dowlada Puntland: Burhan Elmi Hersi (Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga);
2.Suugaanta: Legenary Abdiasiz Iskalaaji
& North America Stars;
Kasoo qaybgal wacan