Dhagayso:- Maxaa ka soo baxa Shirkii Golaha Wasiirada Ee Soomalaiya Ee Garoowe ka furmay ?
Magaalada Garoowe waxaa goor dhawayd lagu soo gaba gabeeyay Shirkii Golaha Wasiirada ee Soomaaliya kaas oo socday ilaa mudo 5 saacadood ah, waxaana shirkan sidookale goob joog ka ahaa Golaha Wasiirada ee dowladda Puntland .
Wasiirada ayaa ka doda xaalada Soomalaiya , khilaafkii ka dhashay dhagax dhigii Dekeda Garacad oo uu ka baaq saday Xasan Cali kheyre , Qaraxii ka dhacay Magaalada Buuhoodle , Xiisada Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool Siidaynta Maxaabiista uxiran falalka Buracad badeeda ee kuxiran xabsiyada Puntland iyo lacagihii Cusbaa ee Dowldda ay soo daabacaysay .
Halkan ka dhagayso Wasirka War faafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geele oo Warbaahinta lawadaagay Qodabadii ka soo baxay Shirka.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.




