Madaxweyne C/wali Gaas Oo Tacsi udiray Eheladi uu ka baxay Marxuum Cabdifataax Maxamed Cali doolaal
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu ka Tacsiyeynaysaa Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdifataax Maxamed Cali iyo Marxuum Axmed Maxamed Doolaal. oo ahaa siyaasiyiin reer Puntland ah oo xalay ku geeriyooday qarax lala beegsaday, iyagoo ku sugan Degmada Buuhoodle ee Gobolka Cayn.
Halkan ka Akhriso Tacsida Madaxweynaha.
