(Dhagayso) Maxkamad ku taala London Oo Shirkada Dp World u xukuntay in uu sharci ahaa Heshiskii ay la galeen Dalka Jabuuti
Maxkamada dhex dhexaadinta Caalamiga ah ee London ayaa waxa ay go,aan ka Gaartay dacwadii udhexaysay Jamhuuriyada Jabuuti iyo shirkada Dp World ee dalka Imaaradka Carabta.
Maxkamadan ayaa waxa ay xukuntay in uu shaqaynayo heshiiskii horaya ay uwada saxiixdeen Jabuuti iyo Shirkada Dp World oo ay dowladda Jabuuti ka baxday lixbilood ka hor .
Dhanka kale dowladda Jabuuti ayaa go,aanka Maxkamada ka soo horjeesatay , waxayna ay sheegeen in aysan ku qanacsanayn xukunka lariday maadaama aysanba goob joog ahayn.
Halkan ka dhagayso Abuubakar Cumar o ah Mareeyaha Dekeda Jabuuri .
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.