Wariye Yoonis Cali Nuur ayaa ku geeriyoodey London
Illaahay Janatul Fardowsa haka waraabiyee waxaa xalay London ku geeriyoodey weriyihii Caanka ahaa ee BBC-da Laanta Afsoomaaliga Yoonis Cali Nuur.
Marxuumka oo ka mid ahaa Wariyayaasha ugu caansan BBC Laanta af-soomaaliga ayaa la tacaalayay Xanuun sanadihii lasoo dhaafey.
Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi waxay u tacsiyeynayaan Qoyskii iyo Ehelkii iyo guud ahaan Umada Soomaaliyeed geerida ku timid Marxuum Yoonis Cali Nuur.
Puntlandi.com
London