Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee UK

waxaa la ogaysiinayaa jaaliyada reer puntland ee ku nool uk gaar ahaan magaalada london in laqaban doono xafladii taageerada ansixinta dastuurka taas oo ka dhicidoonta galbeedaka london hoolka weyn ee xafladaha bombey dreams wembley habeenimada talaadada oo bishutahay 01-05-2012 18:00 ilaa 23:00 Goobta xaflada: bombey dreams 2-3 London road wembley middx HA9 7HQ Saacda ;18:00 ilaa 23:00 wixii faah faahina kala xidhiidh gudiga qaban qaabada ee gabdhaha jaaliyada puntland
Faadumo Salaad (kartamo)—-07961000339
Muxubo Cali Ciise ——07944304093
Ayaan Shiikh xassan 07984275007
Badraan Adan Seed 0778990356
Caasha Cabdullaahi 07401777522
Jawaahir Cabdulqaadir ———07508033813
Maryan cankolay botan…………….07908611105
sahra salad 075380408453 sahra aadan dheere sahra cabadale weris xorow xaaji faadumo dhoonbe kasooqayb galwacan

You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

Leave a Reply