Dhagayso Raysal Wasaare Gaas “Waan Diidey Dustuurka waa Isbaaraan u dhiganayaa”

Raysalwasaare Cabdiwali Maxamed Cali Gaas

Muqdisho(Pi) Raysal wasaaraha Soomaaliya prof. Cabdiwali Mohamed Cali Gaas wareysi dheer siiyey Idaacada VOA ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey Dustuurka Soomaaliya, Mudane Gaas wuxuu sheegey in Dustuurku uu hada diyaar yahay oo lagusoo wareejiyey Gacanta Dowlada, Wuxuu Raysal wasaaruhu sheegey in 15 May ay ergooyinku la wareegi doonaan.

Dustuurka waxaa ka doodaya 820 ergo, iyagaa markaas ka dib absi u qaadaya, hada waxaan kaga baxaynaa Habka kumeelgaarka ah, markaan helno dowlad rasmi ah wakhtina loo helo ayaa shacabka dabcan loo bandhigayaa.

Raysal wasaare Gaas wuxuu sheegey in qofwalbaa uu leeyahay Fursad uu uga hadlo ama uga doodo lakiin Dustuurka ma rabo iyadoon la arag macneheedu waa Dustuurkaan Isbaaro u dhiganayaa.

Dhageyso Wareysiga oo ah mid aad u xiiso badan

Mobilka ku dhagayso Riix halkaan

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

4 Responses to “Dhagayso Raysal Wasaare Gaas “Waan Diidey Dustuurka waa Isbaaraan u dhiganayaa””

  1. wa runtiis run badanaa

  2. ali says:

    guul guul abdiweli gaas waa guulaysatay

  3. Gaalkacyo says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk waa Runtii

  4. jamame says:

    waqtigii isbaarada wa dhamaate dadku wa iney runta wajahaan waqtigana waa mindi aan saawir ahayn

Leave a Reply