Cabdullahi Maxamed Dhaqane iyo Xaaskiisa Ramla Farax Xayir, iyagoo ku hadlaya magaca Qoyska Reer Dhaqane iyo Reer Farax Xayir waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Nuur Cali Godane oo xaaskiisii Boosteeyo Jamac ku geeriyootay sabtidii 07-04-2012 Magaalada Toronto Dalka Canada.
Waxay Tacsi taas lamid ah u dirayaan Marxuumada Hooyadeed Aamino Xaaji iyo Habaryarteed Xaliimo Xaajo iyo dhamaan Qoyska Reer Cali Godane , qoyska Reer Jamac .Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada.
Waxaan Illaahay uga bayaynaa Marxuumada inuu Janatul Fardowsa geeyo iyo Dambi dhaaf, Waxaan Ehelka iyo qoyskana u rajaynaynaa Samir iyo Iimaan in Illaahay ka siiyo.
AAAmiiiinnn
RSS Feed
Posted in 











alle ha unaxaristo amiin