Barnaamijka Ciyaaraha Maanta wuxuu guud ahaan ku saabsan yahay Ciyaaraha Kubada Cagta ee Gobolka Mudug, Koobka iminka ka socda Gaalkacyo, Wareysiyo Ciyaartooy, Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Gobolka Mudug iyo Gudoomiye kuxigeenka Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya oo jooga isagu Canada, waa barnaamij xiiso leh oo ku saabsan xaalada Sportiga gobolka dhagaysi wanaagsan
RSS Feed
Posted in 











thank puntlandi.com
aaad bn ula dhacay barnaamijka ciyaaraha ee radio gaalakcyo waaaaaa mahadsantiin adiganka punttland.com