Tacsi: alla ha u naxariistee waxaa geeriyoodey Beeldaaje Faarax Beeldaajiye Cabdullaho

Inaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun

Waxaa caawa axad 07.04.2012 ku geeriyoodey Emaaraatka Carabta Beeldaajiye Faarax Beeldaajiye Cabdullaahi, Waxaa geerida Beeldaajiyaha lagu wargalinayaa Qoyskiisa, ehelka iyo shacabka Puntland.
Waxaan Illahay uga baryaynaa jano waarta iyo dambi dhaaf..
Amiin amiiiiin…

Waxaa Tacsi Diraya Jaaliyada Puntland Diaspora In Leicester

Dhammaan jaaliyadda reer Puntland ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi oo xalay ku geeriyooday waddanka imaaraadka carabta, magaalada Al Ceyn. Jaaliyaddu waxa ay Allaah uga baryayaan in uu janatul Ferdoowsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo dhammaan dadka reer Puntlandina uu samir iyo iimaanba ka siiyo – aaamiin.

Tacsida waxaa diraya

  1. Yaasiin Daahir Muuse
  2. Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude
  3. Maxamed Cabdixaliim
  4. Jaamac Shiikh Cusmaan
  5. Cabdullaahi Muuse Guuto
  6. Axmed Cali Bete
  7. Cali Cashuur
  8. Axmed Guufe
  9. Shiikh Maxamed Xasan Caraale
  10. Sharmaarke Buule
  11. Cali Dhoore idiriis
  12. Cabdullaahi Maxamuud Dhunkaal
  13. Cabdullaahi kooshin
  14. Maxamed Xasan
  15. Cabdiraxmaan Cali Cumar ( Janogale)
  16. Cabdiraxmaan Guuleed Shiino
  17. Cismaan Cumar Boqor
  18. Farxaan Cali Nuur
  19. Burhaan
  20. Xasan Oslo
  21. Xasan Sablaale
  22. Siciid Amesh
  23. Warsame Beeldaaje
  24. Suldaan Cabdifataax Guure
  25. Cabdisalaam Yuusuf Teetano
  26. Maxamed Jaamac
  27. Cali Gacaneey
  28. Siciid Yuusuf
  29. Maxamed Yuusuf
  30. Cabdi Daahir Sodonle
  31. Cabdirisaaq Dhamac
  32. Aadan Guhaad
  33. Shukri Siciid Daahir
  34. Ustaad Maxamed Saalax
  35. Cabdikeyf Bashiir Faarax
  36. Sucaad Ceygaag
  37. Xaliimo Saalax
  38. Fowsiyo Cartan
  39. Heykal Cabdullaahi
  40. Raage
  41. Liibaan Xirsi
  42. Maxamuud Isqasaal
  43. Siciid Shabeele
  44. Nadiifo Dalmar
  45. Nadiifo Cismaan
  46. Cabdirishiid Qandala
  47. Cabdirishiid Beeldaaje
  48. Cabdulqaadir Biina
  49. Cali Timoyare
  50. Maxamed yaasiin
  51. Cabdulqaadir Yaasiin
  52. Cabdisamad Qeyliye
  53. Cali Maxamed Ciise
  54. Cabdicasiis M Ciise
  55. Maxamed Indhoyare
  56. Sahra Yuusuf Jaamac
  57. Faadumo Jaamac
  58. Jamaal Siciid
  59. Iyo qaar kaloo baddan

Gudoomiyaha Puntland Diaspora In Leicester (PDL)

Cabdixakiim Jaamac Jooje

——————————————-

Waxaa tacsi diraya Jaaliyada Puntland ee Pakistan
waxaana ay uga Tacsiyenayaan ummadda Soomaliyeed iyo reer puntlandba Geeridii naxdinta lahayd eek u timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi oo kugeeriyooday Caawo Wadanka isutaga Imaradka carabta (UAE) waxaan ay illahay ugabarayaan Beeldaajaha inuu janadii firdowsa Illahay ka waraabiyo ,Qabrigiisana illahay u waasiciyo dhamaan ummadda reer Puntland uu samir iyo iimaan kasiiyo Aamin ; Dadka tacsida diraayana wax ay kala yihiin :
1. Ambassador Ali sheikh Abdullaahi
2. Eng: Mohamed Baashi C/laahi( Talaabo cade )
3. Caaqil Maxamed Maxamuud Heeraab
4. Gudoomiye Qalbi ( Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed )
5. Dr. Mohamed Siciid Yaasiin ( Hogato )
6. Caaqil Maxamuud Sanweyne
7. Mahad Sanweyna
8. Cali Xuseen ( Beeldaaje )
9. Jamac ( garaadka )
10. Siciid Maxamuud
11. Cusmaan Ali yusuf Xoosh
12. Shiikh Abduqaadir
13. Abdullaahi Axbaab
14. Mohamed Siciid Signal 15. Suleymaan Mohamed Maxamuud 16. Shiikh Ismaciil aadam Ismaciil 17. Axmed Maxamuud Xassan 18. Mohamoud Faarax dhuubane 19. Mohamed Nour Mohamoud ( kuluu) 20. Ismail Cali Artan 21. Mohamed Ali dhoof 22. Saciid Ali dhoof 23. Mohamed Siciid abdullahi 24. Abdiraxmaan sheikh nuur ( kaptanka ) 25. Mohamed Mohamoud Xassan 26. Axmed Ali Artan 27. Eng Abdifatax Bashiir Shiikh 28. Abdikariim Layloon 29. Dr. Hamida Ahmed Omar 30. Dr Fatxi Mohamed Ibraahim 31. Eng Abdiraxmaan Mohamed Ibraahim 32. Samiira Mohamoud 33. Amaal Maxamuud 34. Zaynab Mohamoud 35. Khadiijo Ali dhoof 36. Eng: C/laahi Siciid Mahdi 37. Hooyo Raxmo Beedaaje 38. Hooyo khadra 39. Hooyo Caasho afbalaar Mahadsanidiin Mohamed Nour Kuluu
—————————————
inna-lillaahi wa innaa-ilayhi raajucuun
beeldaaje faarax beeldaaje c-laahi oo ahaa isimada soo jireenka kii ugu da,waynaa
waxaan ilaah uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo iyo dhaman reer
puntland ,

mudane xirsi bulxan faarax

You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

14 Responses to “Tacsi: alla ha u naxariistee waxaa geeriyoodey Beeldaaje Faarax Beeldaajiye Cabdullaho”

  1. Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.
    Ala ha u naxaristo,beeldaaje faarax xaaji cabdulaahi.

    waxaan ilaahay uga baryaa samir iiman in ka siiyo reer Haji abdullahi iyaga iyo Ciyaalkiisaba anigoo ku hadlaya reer Said Ahmed guslaroor
    amiin amiin

  2. anigoo ah Maxamed xusen iyo xaskayga iyo dhamaan reer xuseen maxamed ilaah janada fardowsa haka waraabiyo beeldaaje faarax beeldaaje xaaji abdulaahi intuu ka tegeyna samir iyo iimaan

  3. inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun waxaa tacsi diraya anigoo ku hadllaya magacayga iyo magaca xaaskayga caruurtayda waxaan tacsi udiraynaa dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan umada reer puntland ee ka tegey beeldaaje faarax gaar ahaan qoyskiisa iyo caruurtiisa waxaana ilaah uga baryayaa janadii fardowsa in uu geeyo dhamaan umada shacabka somaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo amiin

  4. inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun waxaa tacsi diraya anigoo ah ahmed waxaan halkaan aan tacsi udirayaa dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan umada reer puntland ee ka tgeya beeldaaje faarax gaar ahaan qoyskiisa iyo caruurtiisa waxaana usaga uga baryayaa janadii fardowsa in uu geeyo dhamaan umada shacabka somaliyeedna samir iyo iimaan amiin amiin amiin

  5. Mj says:

    Inaa lilaahi wa Inaa ilayhi raajicuun, waxaan utacsiyaynayaa dhamaan Beesha cali saleebaan, geeridii naxdinta lahayd ee kutimid beeldaaje Faarax xaaji cabdilaahi waxaan ilaahay uga baryayaa in ilaahay kawaraabiyo janatul firdawsa, qabrigana ilaahay uwaasiciyo. Aamiin aamiin, ilaahayna samir iyo iimaan kasiiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii, aamiin aamiin!!’!!!!!!

  6. Kh geelxoor says:

    Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.
    Ala ha u naxaristo,beeldaaje faarax xaaji cabdulaahi.
    ilaahay ha u naxariisto, qoyskisina samir iyo iimaan ala ha ka siiyo,ilaahay janada ha geeyo aamin aamiin.aamiin

  7. inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun waxaa tacsi diraya anigoo ah ahmed waxaan halkaan aan tacsi udirayaa dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan umada reer puntland ee ka tgeya beeldaaje faarax gaar ahaan qoyskiisa iyo caruurtiisa waxaana usaga uga baryayaa janadii fardowsa in uu geeyo dhamaan umada shacabka somaliyeedna samir iyo iimaan amiin amiin amiin

  8. khadra Bulhan says:

    Inaalillahi wa inaa Ilaahi rajacuun
    waxaan halkan tacsi uga direynaa dhamaan ree Haji Abdullaahi Beldaaje, iyo caruurtiii u ka geeriyoodey Allaha u naxariisto Beldaaje Farh Beldaaje, samir iyo imaan Allaha naga siiyo, waxaa tacsida dirayaan Khadra Bulhan iyo caruurteeda; Feysal, Leyla, Wardheere, Sharmaarke iyo xaasaskooda, Ilaah janna fardowsa ha ka waraabiyi Amiin

  9. khadra bulhan says:

    Inaalillahi wa inaa Ilaahi rajacuun
    waxaan halkan tacsi uga direynaa dhamaan ree Haji Abdullaahi Beldaaje, iyo caruurtiii u ka geeriyoodey Allaha u naxariisto B eldaaje Farh Beldaaje, samiur iyo imaan Allaha naga siiyo, waxaa tacsida dirayaan Khadra Bulhan iyo caruurteeda; Feysal, Leyla, Wardheere, Sharmaarke iyo xaasaskooda, Ilaah janna fardowsa ha ka waraabiyi Amiin

  10. khadra bulhan says:

    Tacsi
    Inaalillaahi wa inaa illaahi raajacuun,waxaa halkan tacsi uga direynaa dhjamaan qraa bada iyo Eheladii u ka geeriyoiodey Marxuun Beldaajed FARAHA beldaaje, Allaaha naxariis iyo janna fardowsa ha ka waraabiyo amiin dhamaan Samir Ilaah ha naga siiyo, waxaa tacsida diraayaan: Reer Bulhan Mohamed Adnaan, Haawo, Khadra, Mulki, iyo reer Bootaan, Mohamoud, Hindi,Salaado, Warsan,Hawo, iyo Roda Omar Haafuun iyo caruurteeda, Omar,Muumin,Osman Nasteexo, iyo Farxiyo Bun cun, Asha Mohamoud Ali, Nimo Iid, Nasro Shbire Mohamed Shire, Jamila Jabril iyo kale oo badan

  11. abdirashid bulxan yusuf xaaji cusmaan says:

    Inaa lilaahi inaaa ileyhi raajicuun. Allaha u naxariisto baldeeje faarax beeldaaje c/laahi. inigoo ku hadlayo magaca reer xaaji cismaan gurey waxaan u tacsiyeynaa reerkii iyo dhamman beesha cali saleebaan guud ahaan . Ilayhay janada fardowsa ha ku abalmariyo. su’aasha qabriga iyo cadaabta qabrig Allaha u fududeeyo. Nabigeyna suubanaa Allaha ku xiriiriyo. AAMIIN……………………..

  12. Sharmaake Abdullahi Duale says:

    alle how naxariisto beel daajaha janatu fardowso haka waraabshu eheledii iyo asxaabtuu kageeriyoodayna samir iyo imaan haka siiyo inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  13. scw Anigoo ah Maxud Axmed Saalax waxaan tacsi Tiiraanye leh u dirayaa Dhamaan beesha Cali saleeban geeridii ku timid Beeldajiye Faarah Xaaji C/laahi gaar ahaan qoyskii uu ka geeriyooday ee reer Xaaji C/laahi & Caruurtiisa
    Inaa Lilaah wa inaa ilaahi raajucuun

  14. Ahmed kheyr says:

    Allaha u naxariisto beeldaajaha. Insha allah beeldaajaha taariikh nololeedkiisii noo soo gasha.

Leave a Reply