Tacsi:-Agaasime Waaxeedkii Wasaarada Caafimaadka Puntland Cabdixamiid yusuf Aw-ciise oo geeriyoodey

Alla ha u naxariistee wxaa Magaalada Hargeysa ku geeriyoodey jamcadii 6/4/2012 Agaasima waaxiidkii Wasaarada Caafimaadka puntland Cabdixamiid yusuf Aw-ciise, Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan qoyskii, Eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuumku, Waxaa tacsi taas lamid ahloo dirayaa shacabka Puntland iyo Dowlada, gaar ahaan shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka.
Waxaan Mrxuumka Illaahay ugu baryaynaa jano waarta iyo Dambi dhaaf, Qoyskii iyo eheladiisiina samir iyo iimaan… Aaaammiiiin
Waxaa tacsida diraya
  1. Cabdilqaadir jaamac aw ciise
  2. maxamud cismaan yare
  3. cadirisaaq axmed nuur
  4. ciise cilmi biiq
  5. raage ciiro axmed
  6. axmed dalmar
  7. cabdi cadiis axmed warsame
  8. daahir qabaan
  9. cabdi fataax cabas
  10. cawil cabdi qubane
You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

3 Responses to “Tacsi:-Agaasime Waaxeedkii Wasaarada Caafimaadka Puntland Cabdixamiid yusuf Aw-ciise oo geeriyoodey”

  1. zahara takar says:

    innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajucuun
    Waxaa tacsi taas lamid ah udirayaa marxuunka kugeeriiyooday
    garowe Cabdixamiid yusuf Aw-ciise,ebe waxan kaga baryaya naxaris iyo dhambi dhaf,qof aad u wanagsan bu ah,waxaan tacsi dhiiranyo leh u diraaya qooskiisa iyo dhaman shaqalaha wasarada xafiimaadka ee puntland,samiir iyo imaan ellaahy hanagawadasiiyo,Allow uu naxaariso adunkaga,allow u dhambii dhaf,AMIN

  2. ahmedpunt----------,-- says:

    innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajucuun ,allaa yarxam, ilaahay jannaatulfirdoowsa hakugeeyo ehelkaagiina samir iyo iimaan allaha kaasiiyo ,dawladdaad ushaqeenaysey iyo shacabkeediina samir iyo iimaan allaha siiyo aamiin

  3. ahmedpunt----------,-- says:

    innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajucuun ,allaa yarxam, ilaahay jannaatulfirdoowsa hakugeeyo ehelkaagiina samir iyo iimaan allaha kaasiiyo ,,,aamiin aamiin

Leave a Reply