(Sawiro+Cod)Dhagayso Daawana sawirada Madaxweyne Faroole oo ka jawaabaya Su’aalo ay aqoonyahano waydiinayaan

Madaxweynaha PL Faroole

Garowe(Puntlandi.com):- Madexweynaha Puntland Mudane C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud faroole ayaa maanta markii ugu horaysay dood furan la yeeshay Ardayda Jaamacadaha iyo Aqoonyanka Puntland oo wada jira.

Kulankan oo ahaa mid aad u qiima badan wakhti badan loo fadhiyay ayaa Madexweynuhu wuxuu kaga jawaabay si aad u wanagasan su’aalo dhinacyo badan leh oo ay ka qaybgalayaashu ka waydiiyeen arrimaha Maamulka Puntland iyo qorshayaasha mustaqbalka ee horumarinta deegaanka la xiriira.

Madexweynaha Puntland Mudane C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud faroole waa madexweynihii ugu horeeyay ee dood furan oo caykan ah la qaato dadweynaha marka loo eego maamuladii kala duwanaa ee Puntland soo maray, wuxuuna madexweynuhu balan qaaday in uu sidan oo kale marar badan bulshada ula kulmi doono.(Hoos ka dhagayso Su’aalihii iyo jawaabihii, sawiradana isla hoos ka daawo)
Cumaryare, Garowe.
www.puntlandi.com

Daawo Sawirrada:-

image jpg 1404-110
image jpg 1404-111
image jpg 1404-112











image jpg 1404-139
image jpg 1404-140

image jpg 1404-142
image jpg 1404-143
image jpg 1404-144
image jpg 1404-145
image jpg 1404-146

image jpg 1404-148





image jpg 1404-100

image jpg 1404-102

You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

10 Responses to “(Sawiro+Cod)Dhagayso Daawana sawirada Madaxweyne Faroole oo ka jawaabaya Su’aalo ay aqoonyahano waydiinayaan”

  1. waxan salamaya bahda safada reer puntalnd iyo madaxda puntland iyo shacabkeda aadku u qiimaha badan waxan ah muwaadin reer puntland ah oo waliba reer garowe ah waxan ka si daganaha xafada magaca qimaha badan leh ee 1augsto waxan salamaya waxan ku faraxsanahay guusha ay gadhay dowlada puntland iyo shacabkeda iyo aqonyahadeda iyo saxafiyada aadka u dadka badan waxan leyahay shacabka rer puntland ee joga qurbaha inay ka qayb qatan dhismaha dawladena iyo cadowgena sida lo jabin laha waxanaha halkan ka salamaya wasirka waxbarasha juxa iyo madax wynaha puntland mudane faroole waxanaha u rajaynaya guul cadowgena alaha jabso wan gulaysanay l love puntland

  2. dunia says:

    waan idin salaamay (dadaala waa gara waana dhafaa) waxaan amin sanahay in madaxweynaha keligii anu waxba xumayn karin waxbana wanajin karin haddi muwaadiniinta reer puntuland aysan ku cawin dacadnimo iyo sabur ,isjaceyl..marka reer puntuland waa inay wadankooda dacad u noqdaan ilahyna ugu shukriyaan in ilaah dhul ku beeray waayo waxaa jira qowmiyadu aan dhul lahay caalamka..
    thanks

  3. Mustafa says:

    Maashaa Allah. Waa fursadii ugu wanaagsanady ee aan arko Madexweyne Soomaaliyeed in uu Bulshadiisa siiyay, waxaan ka qancay dhamaan su’aalaha Madexweynuhu uu ka jawaabayh iyo dadka waydiinayay oo ay ka muuqato wadaniyad iyo aqoon ku salaysan fikirka ah turxaan bixinta hogaanka dalka. Warbaahinta puntlandi runtii waa webkii ugu horeeyay ee aan sida deg dega ah ugala socday warbixintan codkana sida ugu dhaqsaha badan sila daqiiqadihiiba u soo galiyay, aad iyo aad ayay u dadaalayaan dhalinyarada wadanka joogta, Mahadsanidiid.

    Waligii noogu dadaala wararka horumarka leh ee aad dadkiina iyo dalkiina wax ugu qabanaysaan, mida dawladana waxaan leeyahay DAWLADNIMO JIR, DAACADNIMO HANO, DHIIRIGALI ISKAASHIGA BULSHADAADA SI aanu u wada gaarno meesha fiican ee saxansaxadeedu inoo soo udgayso hada.

  4. waa bilow fiican oo mudan ku dayasho in ummaddu ay fursad uhesho ay waydiiso wax qabadkii xiligii tagay iyo halka hayaanka loo yahay madaxdeeda runtii waa ku farxay iftiinka baxay uu garwadeenka ka yahay xafidullaahi dr madaxweyne abdirahmaan faroole marka madaxweynuhu wuxuu yiri guur inta aan lagaa guurin ana waxaan leeyahay hurdoo toos yaan lagaa taginee hadaba waxaan kaloo leeyahay hadaynu hiirta kicin hayaanka baxay horseed ka noqon hadaynu hadalka iyo bulsheynta odaga raacahayn haaban mayno horu markeena maya maya mana heleyno hanti wacan hadeynu hawsha qaban haloowsanaha danta u hageyn hadeynu badarka iyo biyooloow qarah beeraheyn haaban mayno horumarkeena maya maya mana heleyno hanti wacan KU DAYO PUNTLAND KU DAYO

  5. ahmedpunt----------,-- says:

    waan salaamayaa PUNTLANDI DHAMMAAN SHAQAALAHEEDA.
    runtii waa wax lagu farxo markii uugu horreesay ee madaxweenaheena sharafta badan uu horyimaado ardada iyo bulshada aqoonta leh su’aalna weydiiyaan si xora ,taas oo
    horseedi karta turxaanbixinta dawladnimo iyo iftiin bixinta waxa dawladdu qabatay iyo waxa aayqaban weeyday waxaana leeyahay hambalyo dhammaan bulshada soomaaliyeed gaar ahaan puntland…wassalaamu caleekum waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  6. Mohamed Ato says:

    waa wax aan ka filaynay in uu sameeyo madaxweyne faroole, waayo puntland waxay u xuubsiibatay maamul dimuquraadi ah ah oo xisbiyo badan leh maxaa yeelay mardhaw waxaa la ansixinayaa dastuurkii marka madaxweynaha waa nin waayo arag ah oo hogaan iyo maamul fiican dadkiisa ku maamulayo waxaana uu ka billabay inuu la fariisto madskaxdii barri dalkaan xukumi lahayd waana wax aad iyo aad loogu farxo sida wanaagsan ee uu sameeyey madaxweyne faroole waxaan leennnahay guul puntland, faroolena ilaahay ha xafido

  7. jamac yusuf says:

    asc war mala is waalayaa xagee wax laga dhagaysanayaa puntlandi waa kasoo darteen marakane sawiraan meesha ku arakay dhagaysi mahayo

  8. layla says:

    waa guul lagaray haddii shacabkii ay garteen si nabad ah wax ku waydiiya madaxdiina, Madaxwayne faroole aad baan ugu riyaaqay markii uu ku kaafiyey jawaabta runta ah su’aalihii la waydiiyey ardaydu waa dad mawaadiniin ah iyo baritana og mustaqbilkii wadanka in ay yihiin. Puntlanders and Puntland waliga barwaaqo iyo baraaro kuwaaar balaayo kuma asiibto barqo iyo subax midoodna.sidii meel barisamaad ah boqolaal mililion lagu baahi beelo waliga ahow tii loo soo hayaamo lugu nagaado ahow waligaa. Madaxdeed wacan iyo muunadeed quruxda badan wamaadiniin reer puntlander waligay waliga haku hageen.

  9. Asad says:

    Mashalaa saas ayaa lara baa waliba madax wayne ha mr froole iyo wasaarada war faa finta waxan ka cod sanay naa tv puntlan .inay hawda soo galiyaan.si anaan hurumarka wadankeena u lasocono .

  10. Ascww awalan waxan slmaya dhaman umada somaliyed melwalba oo ay joogan siba shaqalaha weebka puntlandi aad ayaan ugu farax sanahy in maanta lahelo madax bulsheeda hor imanaysa waa waxan logabaran madaxda somaliyed tasina waxay katur jumin in bulshada aqoonyahana iyo culuma udinku ay si freedom ah sualo uwaydiyan madaxdoda khaldkodana ucadeyan waxay ku saxan yihina ku amanan waa guul noso hoyatay adbad umahadsan tihin dhamantin

Leave a Reply