Tacsi ka timid Jaaliyada Puntland ee UK “Alla ha u naxariistee Wasiir ku xigeenkii Sportiga iyo Dhalinyarada oo Muqdisho ku geeriyoodey”

Anigoo ku hadlaya magaca bahda isboortiga ee jaaliyada reer puntland ee uk iyo dhamaan qurbajoogta reer puntland waxaan halkaan tacsi uga diraynaa qaraabdii iyo qoyskii uu ka geeeryoodey alla hawnaxariistee wasiirku xigeenkii shaqada iyo isboortiga oo ku geer yoodey magaalada muqdisho,mudane CISMAAN CAWED CALI oo ahaa nin aad u qiima badnaa,
waxaan kaloo udiraynaa tacsi taa lamida dawlada puntland iyo madaxweynaha iyo dhamaanba shacabka reer puntland,
waxaana leenahay ilaahay haw naxariisto denbigiisana alla ha dhaafo umada iyo qoyskuu kategeyna samir iyo iimaan alla hakasiiyo,inaali LLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Tigaana
London- UK
You can leave a response, or trackback from your own site.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

Leave a Reply