Waxa aan halkaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Reer Geelle Diiriye (Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Puntland, Caasho Geelle Diiriye, Xildhibaan Siciido Geelle Diiriye, Luul Geelle Diiriye, Gaashaanle Dhexe, Duuliye, Cabdirisaaq Geelle Diiriye, iyo Gaashanle Dhexe, Cabdikariim Geelle Diiriye, Dhooddi,) uga tacsiyaynaynaa geeridii ku timid Macallin Maxamed Geelle Diiriye. Si gaar ah, waxa aan ugu tacsiyaynaynnaa Ayaan Maxamed Geelle Diiriye, oo uu Marxuumku ifka uga tegay.
Maxamed Geelle Diiriye waxa uu ka mid ahaa macallimintii ugu horreysay ee uu dalka Soomaaliya yeesho, islamarkaasna u dhabaradeygay in uu ilaa iyo dhowaan arday aan tiradooda la soo koobi karin wax ka soo aflixiyo. Ilaahey, naxariistii Janno ha ka waraabiyo.
Annaga, oo kala ah:
Hooyo Xaawo Aadan Xirsi
Sahra Aadan Diiriye
Safiyo Aadan Diiriye
Ayaan Aadan Diiriye
Hibo Aadan Diiriye
Hindi NuurSalaad Xirsi
Macallimad, Maama, Caasho Yuusuf Cirro
CabdiJaliil Aadan Diiriye
CabdiShaahid Aadan Diiriye
CabdiWakiil Aadan Diiriye (Guure)
CabdiFataax Aadan Diiriye
CabdiMannaan Aadan Diiriye (Baabul)
Axmed-kheyrre Aadan Diiriye
AL-Fannaan, Cabdulqadir Yuusuf (Bagaag)
iyo Deeq Aadan Diiriye
Waxa aan markale leennahay, Ilaaheey, naxariistii janno ha ka waraabiyo Marxuumka, innaga oo dhanna samir iyo iimaan ha innaga siiyo.
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun
RSS Feed
Posted in 











Waxan ka tacsiyadeynaya geerida ku timid marxunka allana waxaan uga baryayaa naxaristi jano
Qoyski uu ka geeriyoodeyna samir alle ha ka siyo
AiA
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun kulu nafsin da,iqatul mawt geeridu waa xaq oo qof kastana wuu dhimanayaa halkana waxaan uga tacsiyaynayaa qoyskii iyo qaraabadii uka geeriyooday macallin maxamad geele diiriye tacsidaana waxaa dirayaa dhamaan ardada iskuulka najah secondary shcool ee magalada bosaso waxaana tacsidaan gaarsiinayna cid alla cidii uka geeriyooday macallinku iyo dhamaan umada somaliyeed ee uuka geeriyooday macallinku waxaana leeyahay kullu nafsin da,iqatul mawt. inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
tacsi tiiraanyo leh
Inna lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Anagoo kala ah:
Mohamed Abdi Horeeye
Fadumo Ahmed Fajuge
Mohamud Abdinur Aden Dalab
Mohamed Ahmed Ali Geelmadhalin
Fadumo M. Abdi horeeye
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Dhamaan ehelkii iyo Reer Geelle diiriye - Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
Macalin Mohamed Geelle Diiriye - ilahay naxariistiisa ha ka waraabiyo. janatul fardawsa na ha geeyo Aamiin.
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Sida oo kale, waxa aan mar kale halkaan uga tacsiyaynaynaa dhamaan Reer Geelle Diiriye. Annaga oo kala ah:
Eeddo Abshiro Diiriye Cusmaan iyo Adeer Siciid Cali Gaas, iyo carruurtooda
Eeddo Safiyo Xirsi Cusmaan iyo Carruurteeda
Adeer Cumar Diiriye Cismaan iyo carruurtiisa
Adeer Cali Xirsi Cusmaan (Dhaayuur) iyo carruurtiisa
Adeer Warsame Xirsi Cusmaan (Odawaa) iyo carruurtiisa
Hooyo Xaawo Aadan Xirsi
Hooyo Xaawo Barkhadle
Hooyo Caanood Cali Gaas
Xaliimo Aadan Diiriye, iyo carruurteeda
Sahra Aadan Diiriye
Safiyo Aadan Diiriye
Ayaan Aadan Diiriye
Hibo Aadan Diiriye
CabdiJaliil Aadan Diiriye
CabdiShaahid Aadan Diiriye
CabdiWakiil Aadan Diiriye (Guure)
CabdiFataax Aadan Diiriye
CabdiMannaan Aadan Diiriye (Baabul)
Axmed-kheyrre Aadan Diiriye
iyo Deeq Aadan Diiriye
Faadumo Cadceed Diiriye iyo carruurteeda
Geeddi Cumar Diiriye
Takhti Yuusuf Diiriye
Ubax Yuusuf Diiriye
Anisa Yuusuf Diiriye
Maxamed Yuusuf Diiriye
Maama Xaliimo Diiriye
Cumar Salaad Cilmi
Muraayad Salaad Cilmi, iyo dhamaan Reer Salaad Cilmi Guuleed
Axmed Shiikh Maxamed (Axmed Maajo) iyo dhamaan Reer Shiikh Maxamed Faruur
Luul Maxamed (Cagacadde) Xirsi
Tiriig Maxamed (Cagacadde) Xirsi
Baar Maxamed (Cagacadde) Xirsi
Bolonyo Maxamed (Cagacadde) Xirsi
Cabdinaasir Maxamed (Cagacadde) Xirsi; iyo dhamaanba Reer Cagacadde.
Hindi NuurSalaad Xirsi
Fartuun Nuur Salaad
Maxamed Nuur Salaad
Baxnaan Nuur Salaad
Siyaad Nuur Salaad
Axmed Nuur Salaad
Aweys Nuur Salaad
Cabdullaahi Nuur Salaad
Cismaan Nuur Salaad
Maxamed Axmed Xirsi
Fartuun Axmed Xirsi, iyo dhamaanba Reer Axmed Xirsi (Xuunshe)
Faadumo Cali Gaas
Maxamed Cali Madhoodhe
Sahra Cali Madhoodhe
Maryan Cali Madhoodhe
Iyo dhamaanba Reer Cusmaan Muuse; waxa aan Ilaaheey uga baryaynnaa in uu Marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo; annaga oo dhanna uu samir iyo iimaan naga siiyo.
Inaaa lilaahi wa innaa illaahi raajacuun
illaahay waxaan uga baryayaa in janada fardowso uu geeyo
dhamaan umada somaliyeed iyo eheladiisa samir iyo iimaan hakasiiyo
gaar ahaan reer geele
inaaa lilaahi wa innaa illaahi raajacuun
. Maxamed cabdi xassan
alle ha u naxariisto marxuunkaas dhintay samir iyo iimana alle haka siiyo eheladii iyo umada somaliyeed dhaman
inaalilaahi wa,inaa ilayhi raajicuun,kulu nafsin thaa,iqatul mowt, macalim maxamed geele diiriye alaaha u naxariisto,ilma geele diiriyana samir iyo imaan allaha ka siiyo,iyo dhamaan intii taqiinay ama uu waxbaray ama uu wax u barayba,samir iyo iimaan baan idinleeyahay,sida caasha,cabdirizaaq,mursal iyo qoyska intooda kaleba,,,amiin yaa rabi
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun,
Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan gooyskii uu ka geeriyooday macalin Mohamed Geelle Diiriye, gaar ahaan ayaan Mohamed Geelle Diiriye, W.H. Casha Geelle Diiriye, Deeq Adam Diiriye, Abdifatah Adam Diiriye. Marxuumka Janadii Fardowda, inaga samir iyo iimaan (Aamiin)
Inaa lilaahi wa inna Ilaahi raajicuun,waxaan halakan Tacsi Ugu Dirayaa Wasiirka Haweennka Puntland Marwo Caasha Gelle Diiriye iyo Qoyiskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Macallin Maxamed Gelle Diiriye oo ahaa Macallin qaali ah aqoontayduna ay ku dhodaha ilaa lixdameyadii, waxaanan Ilaahay ka rajeynayaa in uu samir iyo imaan idinka siiyo Isagana Jannadisa ka waraabiyo
Mahadsanid
Abdurahman Jaamac Cusmaan
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun
ilaahay ha u naxariisto marxuumka qoyskii iyo qaraabaduu ka tagayna ilaahay samir iyo imaan ha ka siiyo aamin aamin
Mohamed Geele diriye waxaan anigu ka mid ahaa dhalintii ugu danbaysay ee macalin uu u noqday marxuumku Omar samartar Galkayo 1999 waxaan ilaah uga baryaynaa inuu janadii fardawsa hooy uga dhigo intii uu ka tagayna iyo waliba khaasatan ayaan Mohamed samir iyo iimaan ka siiyo.
Mohamed Geele diriye waxaan ka mid ahaa dhalintii ugu danbaysay ee macalinka u noqday Omar samartar Galkayo 1999 waxaan ilaah uga baryaynaa inuu janadii fardawsa hooy uga dhigo intii uu ka tagayna iyo khaasatn ayaan mohamed samir iyo iimaan ka siiyo.
ALLE ha raxariisto dambigiisana ha dhaafo marxuum Maxamed Geelle Diiriye guud ahaan umadda somaliyeed gaar aan eheladiisii iyo qaraabadiisii samir iyo iimaan hanaga siiyo, runtii waxuu kamid ahaa shaqsiyaadka somaliyeed oo u taagnaa barbaraarinta qalbiga dhallinta somaliyeed markale waxaan leeyahay ALLE qabrigiisa ha u nuuro cadaabkana haka xoreeyo