(VIDEO) Hibo Nuura oo si balaaran u ammaantay nabad gelyada iyo horumarka ka socda Puntland.
Hibo Nuura oo laga wareystay safar ay sannadkaan bilowgiisii ka tagtay degaanada Puntland iyadoo kamid ahayd wafdigii madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya ee booqashada ku kala bixiya gobolada Puntland, ayaa ammaan balaaran ujeedisay nabad gelyada iyo horumarka ka socda Puntland, iyadoo sheegtay inaanu jirin wax lagu qiyaasi karo
Hibo waxay sheegtay nabada ka jirta Puntland inay soo xasuusiyay xilligii barisamaadka ee dalku mabada ahaa, iyadoo sheegtay inay waqti xasuus fiicanleh kusoo qaadatay Puntland.
