Garowe(Pi)Markuu shirkii wadatashigu dhamaaday ayaa Puntlandi.com la kulmay Fanaanka soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad oo Garowe u yimid inuu ka qayb gala Shirkii Wada tashiga Soomaaliyed, Dhagayso waraysigaan aan la yeelanay fananka oo xiisa badan,HALKA AAD KA DHAGAYSANAYSO WARAYSIGA WAA PUNTLANDI.COM Hoos ka dhagayso
RSS Feed
Posted in 











Ahmed naaji waa wadani run ah oo lilaahi ah. Welcome to Puntland Ahmed Naji
Waa waraysi cajiib ah Allaha ha daayee Axmed Naji ummada somaaliyeed Ilaah waxaan uga baryayaa inuu quluubtooda is waafajiyo aamiin.
Al Fanaan Axmed Naaji waa ku salaamay, waxan kaloo u mahadcelina wariyeyaasha webkan Puntlandi qoro waa mahadsan tihiin walaalyaal inkastoo wariyaha wareysigan fiican la yeehsy Ustaadka uus magiciisa sheekin. wax fiican bu fahanku ka hadlay waxana Somaali dhihi lahaa waanadiisa iyo talooyin kiisa aan qaadano. waa ninka kaliya ee wadaniyadu ku dheertahay oo fanaan ah.
waa idiin mahdinaa Puntlandi
Axamed Naaji Sacad ku soo Dhowoow PL waxa Halkaan kaa Salamayah Qoyska Reer Salim Cabdoow Gaar ahaan reer Salax Salim F4.
waxanu ku Faraxsanahay Boqashada Aad ku joogtoh Garoowe.