Xogtaan waa xog rasmi ah, waxaan idiinku haynaa magacyada dadka ka dambeeya Warbixinida been abuurka ah ee Puntland laga gudbiyo iyo meelaha ay dadkaan u dhasheen iyo waliba meelaha ay ka shaqeeyaan, Akhriso oo dhuux xogtaan, waliba qabta hoose e Warbixintaan waxaad ku arkaysaa magacyada iyo goobaha ay ka shaqeeyaan. hoos u soco si aadu akhrisato.
Gaalkacyo:-Inta badan Saxaafada caalamku waxay ka qoraan warar badan dhulka Puntland kuna saabsan Amaanka dalka, Xaalada dadka barakacayaasha ah ee ku nool Puntland iyo hormarka ka jira Puntland. Caalamka waxaa Puntland looga gudbiyaa warar khaldan oo inta badan aan sal iyo raad toona lahayn, xogahaas waxaa lagu sheegaa in Puntland amaankeedu aad u xunyahay, in Xadgudubyo bini’aadantinimo laga gaysto dhulka Puntlnad loona gaysto dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee barakacayaasha ah, xadgudubyada been abuurka ah ee laga qoro Puntland waxaa ka mid ah in dadkaas la dilo, jidil loo gaysto, xabsiyada lagu hayo maxkamad la’aan, in dowladu ka musaafuriso dhulka Puntland iyo in hantidooda la dhaco ama si dhiigmiirasho ah loogu shaqeysto xoogooda. qoraaladas khaldan ee caalamka looga gudbiyo Puntland waxaa bixiya dhalinyaro Koonfurta Soomaaliya kasoo jeeda una shaqeya hay’adaha caalamiga ah ee Puntland.
Sideebay Dadkan uga qaybqaataan buunbuuninta Xogeed ee ay xafiisyada UN-ka siiyaan???
Waxaa dhacda mararka qaar rabsho aan saameyn weyn ku lahayn amaanka Puntland, hadana rabshadaas waxaa laga dhigaa wax weyn oo shaqaalaha xogahaas UN-ka u qaabilsan waxay xafiisyadooda u gudbiyaan in xaalad amaan oo khatar ah ay ka jirto tusaale ahaan magaalada Gaalkacyo, Xafiisyada UN-ka ee Garowe iyo Nairobi waxay u qaataan xogtaas si xaqiiq ah waxayna gashaan Faylashooda xogta amaanka markaasna waxay baajiyaan safaro madax caalami ah ku tagi lahaayeen Gaalkacyo ama Mashaariic hormarineeed oo ay ka fulin lahaayeen Gaalkacyo ayay baajiyaan oo dib u dhigaan iyagoo sababta dib dhigistana ka dhiga amaanka oo xun.
Xogaha khaldan ee ay shaqaalahan UN-ku baxshaan waxaa ka mid ah xadgudubyo bini aadantinimo in loogu gaysto magaalooyinka Puntland dadka barakacayaasha ah ee kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan kuwa Bay iyo Bakool. xadgudubyadaas ayay sheegaan inay ka danbeeyaan ciidamada amaanka iyo dadka shacabka ah, iyadoo warbixinadooda ay ku sheegaan in dadkaas mar walba oo qulqulatooyin ka dhacaan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso in hantridooda iyo dhiigoodaba la banaysto sidaasna waxaa qora kuwa Bay iyo bakool kasoo jeeda ee ka midka ah shaqaalaha xogta amaanka u qaabilsan UN-ka.
Yaa laga Xigtaa Xogaha Amaanka?
Marka ay xogta bixinayaan shaqaalahan xog raadinta u qaabilsan UN-ka kuna aadan amaanka Gaalkacyo ka jira waxay adeegsadaan warbixin ahaana ku sheegaan inay ka heleen xaqiiqda xogahooda saraakiisha amaanka u qaabilsan dowladda Puntland, saraakiisha ay adeegsadaan waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Gobalka, Taliyaha qaybta, Maareeyaha garoonka Gaalkacyo iyo saraakiisha kale ee dowladda, waxay mararka qaar shaqaalahan sidoo kale illo (Source) ay xogta ka heleen ka dhigaan Idaacadaha Gaalkacyo, Illahaas inta badan way ka beensheegtaan hayeeshee way dhici kartaa inay saaxiibo ku leeyihiin saraakiisha amaanka u qaabilsan dowladda Puntland.
Yuu hoos tagaa Ciidanka SPU ee UN-ka Ilaasha???
Waxaa wax laga naxo ah in uu Ciidanka loo yaqaan SPU ee Puntland u qaabilsan ilaalinta amaanka shaqaalaha ajaaniibta ah ee hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa qaramada midoobey ee Puntland ka shaqeeya inay hoos tagaan kuwooda Gaalkacyo ku sugan Dhalinyarada amaanka u qaabilsan UN-ka ee aan u dhalan Puntland, waxayna warbixinada maalinlaha iyo bilaha ka qaataan dadkaasi iyo waliba amarada lagu aadayo meel.
Musuqmaasuqa iyo xanibaada ay ku hayaan Mashaariicda Hormarineed ee Puntland!
Waxay musuqmaasuqaan mashaariicda hormarineed ee Puntland dadkeeda loogu talagalo, iyagoo sidoo kale qariya baahiyaha hormarineed ee ka jira dhulka Puntland, dadntoodu waxay tahay inay horjoogsadaan wax hormar ahba inay dadka Puntland ku talaabsadaan marka lala hadlana waa ilmirigle maskiin ah balse qoraal wax ku dila.
Shaqaalaha UN-ka u qaabilsan duulimaadyada dayuuradaha waxay sidoo kale iyaguna hakiyaan duulimaadyada iyagoo amaanka dartiis u sheega inaysan diyaaraduhu dagi Karin saana ay ku baaqdaan madax imaan lahayd dalka. Waxay sidoo kale garoonka diyaaradaha Gaalkacyo warbixinadooda ku sheegaan in Puntland aysan lahayn ayna xoog uga haysato Galmudug. Waxaa kaloo Shegid Mudan In 50 tameyo reer koonfur ahi ay Gaalkayo Ka yahiin Shaqaale UN kuwaas oo Midkiiba 10 qaraabadiis ah oo midba Howshiisa ugoonidaa wato la noolyahay ( wax bi’is ahaana aan la Ogayn ).
LIISKA LOCAL SECURITY ASSISTANCES GALKAYO
- Vimto Khayre UNDSS shaqadiisu waa Xogta Amaanka (LSA) wuxuuna u dhashay Galmudug
- Abdi Yuusuf UN-WFP Shaqadiisu waa Xogta amaanka (LSA) waxa uu u dhashay Gobalka Hiiraan
- Mohamed Aadan Black UNDSS shaqadiisu waa (LSA) Waxa uu u dhashay Gobalka Bay
- Mohamed Commando UNHCR Shaqada (LSA)waxa uu u dhashay Gobalka Bay
- Abdirashiid Xiriiriye UNICEF shaqada (LSA) waxa uu u dhashay Somaliland
- Mohamed Abdi UNICEF shaqada (LSA) Waxa uu u dhashay Hiiraan
Liiska Dadka UN-ka u qaabilsan duulimaadyada diyaaradaha.
- Abdulaahi Airpot (Aw-gaab) UNHAS Shaqada Gaalkacyo Flight Coordinator waxa uu u dhashay Gobalka Galgaduud
- Mohamed Salaad UNHAS shaqada Bosaaso Flight Coordinator waxa uu u dhashay Gobalka Bay
Dhalinyaradii wax soo bartey ee reer Puntland waxay camal la’aan la fadhiyaan goobaha fadhi kudirirka kadib markii ay shaqo waayeen, waxaa shaqooyinka ka horjoogsada dhalinyarada waxbartey ee reer Puntland dadka kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya ee hay’adaha la shaqeeya waxaana shaqooyinka soo baxa durba warkeeda hela shaqaalaha hay’adii markaas soo dhajisa u shaqeeya, waxayna shaqada u xagliyaan dhalinyaro reer Koonfur ah oo ay qish ay siiyeen ku hela shaqooyin.
Dhibkan maka jiraa Somalialnd???
Waxaan cadaynteeda haynaa in Maamulka Somaliland uu UN-ka iyo hay’adaha kaleba ka diiday in qofaan u dhalan Somaliland uu qabto shaqooyinka xog raadinta ee hay’adaha, waxaana shaqooyinkaas kaliya loo ogol yahay muwaadiniinta Somaliland. Sido kale maamulka Somaliland xafiisyadiisa looma ogola inay hor istaagaan dadka u dhashay Koonfurta Soomaaliya kuwaas oo aan jeclayn wixii hormar ku saabsan. Shaqaalahan dhaladka ah ee dowladoodu xaqooda u dhicisay waxay had iyo jeer u taagan yihiin ilaalinta amaanka iyo danaha Somaliland. Diidmada Somaliland in amaanka hay’adaha UN-ka ay ka shaqeeyaan dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya iyo Puntland waxay keentey inay shaqo helaan dhalinyarada wax bartey ee Somaliland u dhashay kuwaasi oo baahiyaha hormarineed ee dhulkooda ka jira u gudbiya UN-ka isla markaasna gacan ka gaysta amaanka dhulkooda. Shaqaalaha reer Koonfureedku uma ay tartamaan shaqooyinka hay’aduhu kasoo dhajiyaan Somaliland halka ay isku cayrsadaan aadna u baadigoobaan shaqooyin Puntland laga soo dhajiyo, taasna waxay u doortaan dabogal la’aanta ay Puntland ku joogaan waxay doonaana ka samayn karaan.
Gabo gabo
Qoraalkan ujeedkiisu waxa uu yahay inaan Shacabka Puntlnad iyo dowladaba dareensiiyo dhibaatada ay amaankeena ku hayaan dadka aan Puntland u dhalan sidaas aawadeed waxaa waajib ku ah dowlada inay amaanka sugidiisa meel kasta u gasho oo ay cid walba dabagasho, waxaa kaloo muhiim ah in ay dowladu ogaato xogta shaqaalaha aan dalka u dhalan. Waxaa hubaal ah hadii dowladu ay go’aan ka qaadato arimaha aan soo sheegay inta baaris ku samayso in wax weyn uu iska badali doono amaanka dalku, dadka aan Puntland u dhalana waxay dareemayaan markaas in indhaha Puntland ay soo jeedaan markaasna shacabka iyo dowladu waxay ku guulaysanayaan inay indhahoodu mar wada qabtaan wixii Puntland iyo shacabkeeda dhibaya. Waxaa markaas carari doona kuwa dibindaabyada mar walba la jecel Puntland oo tuug wax ka fulaysan maleh marka uu dabogal dareemo isagaa cararaya, hadii ay dowladu dabagal ku samayso qof walbana raadiso shaqada uu qabto, halka uu ku nool yahay iyo dadka la nool waxaa yaraanaysa in lagu soo tiigsado Puntland oo qof walba oo dhagar damacsane ah waxa uu ka baqayaa in la qabto
Wasaaraddaha Amniga, Arimaha gudaha, Shaqadaha iyo Shaqaalah waxaan usoo jeedinayaa inay shaqadooda qabsadaan oo ay dadkaas baaris iyo dabogal ku sameeyaan qofkii danbi lagu helana waa in la marsiiyo sharciga dalkeena. Sidoo kale dowladu waa inay muhiiimada koowaad ee shaqo galinta siisaa muwaadinka waxbartey ee baahida dalka wax ka qaban kara ee og una tilmaami kara dowlada mashaariicda soo socda ee hay’adaha.
Wabillaahi Towfiiq
Puntlandi.com
Gaalkacyo
RSS Feed
Posted in 











asc walalayal waa reer puntland !!! ?waxan leeyahay dhalin yarada reer puntland waxan maqlijiray habal ama hablayo asageed baykaharen marka asagiin badkahadheen warmiyidin dhiiglahayn warxagee kumaqantihin warkakaca meeshe aqoon yahankiinii dile intahadhaynah dhiigay kadhuuqayan warkaca oo meesha taga oo xaqiina udooda kii inii dodilahaa waa iniga dilin warmiyeydan waxgaran kaca oofadhiga kakaca waa dhalinyarada faroole taageradiini buuwayay waxa halkaa dhigay waa adinka eekaca waaigadhab dhalinyaro wanah soomanahay illahaynah waa inii baryin innaad xaqafahantan
ASC DHAMAN SHAQAALAHA IYO QORAYAASHA PUNTLANDI WALALAYAAL SALAAN KADIB AAD IYO AAD BAD UGU MAHADASANTIHIIN XOGTAN AAD U SOO GUDBISEEN SHACABKA AY DAACADNIMADA IYO SOOMALI JEECAALKU HALAKEYEY EE RER PUNTLAND, WAXAN JECELAHAY IN AAN HALKAN UGA HADALO SADEX SHAY KOW DADKA SHAQAALAHA U AH HAYADAHA KANA SOO JEEDA KOOFURTA LABO KUWA CAADA QATAYAASHA EE CALOOSHODA U SHAQEYTA YAASHA AH SADEX HAYADA SIRDOONKA PUNTLAD. WAXAN KU TALIN LA HAA IN DABAGAL LAGU SAMEEYO DHAMAN DADKA U SHAQEEYA HAYADAHA UN-KA LANA OGAADO MESHA AY KA SOO JEEDAN GOBOL AHAAN IYO DAGMA AHAAN HADII MARKAS LA XAQIJIYO IN AY LIDI KU YIHIIN AMAANKA PUNLAND IN TILAABO LAGA QAADO LAGUNA BADALO DHALINTA WAXA SOO BAXATAY EE RER PUNTLAND. KUWA WARKA U QAADA IYO KUWA FAAFIYAH WAXA YABAHA AY RABAAN SIDA KAWA GOBOLKA MUDUG MAAMULA EE UMADA DHIIGODA MIIRANAYAH KHIYAANAYNA ILAAHAY IYO DADKI MUSLIMINTA AHAA EE XILKA U DHIIBTAY IN AYA GANA TILAABO LAGA QAADO OO WAXA ALLE IYO WIXI KU LUGLEH ARIN TAAS XILKA QAADIS LAGU SAMEEYO. HAYADAHA SIRDOONKA PUNTLAND WAXAN U SOO JEEDINAYAH DHALIIL IYO WAXA QABADA XUMO MAXAA YELAY WAXA LA RABAY IN AY MAR HORE ARIMAHAN OGADAAN, HATANA WAXAN LEE YAHAY WARA SHAQADINA GUTA OO UMADA U SHAQEYA SOONA SHEEGA CID WALABA OO AAMAN WAXA U DHIMEYSA WAXAN JECELAHAY IN AAN MAR LABAADA U MAHAD CELIYO QORAAGI XOGTAN SOO DIRAY UNA HAN BALYEYO WAXANA KA RAJEENAYNAAH IN UU RAADIYO XOGAG BADAN, I WOULD LIKE TO THANK ALL THE WRITERS AND PUBLISHERS OF PUNTLANDI WEBSITE AND I EXPECT THEM MORE INFORMATION CONCERN THIS ISSUE.
Waad ku mahadsantihiin waxa xog ah oo aad noosoo hesheen waxa ka sii fiicnaan lahayd in hawshaanoo kale loo gudbiyo hay’adaha sirdoonka PL si dabagal rasmi ah loogu sameeyo, waxaa kale oo kasii fiicnan lahayd in loo sheego hay’adaha ay ka shaqeeyaan shaqada laga joojiyo ama si caddadis ah wax loola qaybsado
Waxaan Qabaa Talada PL Hadii loo Daayo Dadkeeda in Lagu Negaan karo laguna wada noolaankaro sababto ah waa dhul lagu manafacadi karoh.
waxan Aaminsanahay in Deganadas PL wax Weni ka Qaldanyihin wana arinta Sababatay in ayan ku soo dhiiran Deganadaas PL Dadki Waxtarka u laha in tooda Baddani ama ay kala Bakhaylan Hantidoda in ay ku Maal Geliyaan Dhulkooda.Guud ahaan waa wax laga Niyad jaboh Qaab Dhismeedka PL Balse Waxyalaha qaarkood waa laga guul Gaari karaa hadii la Rog rogoh wase Hadii Taladu ay Gacanta ugu Jiratoh Degaanka Dadkiisa. Hayad Sama Fal ah oo meel ay Ujedadeedu Salka ku Hayso aan la Ogayn oo Dadka u shaqeeyaa Meelo kale ka yimadeen waa waxayabaha koonfur Meesha ay Taalo Dhigay. Kama wado Qabiil Balse Degaan walaba Dadkisa in hawasha Degaankoda loo Daayo baan Qabaa Dadkaas PL ka Hawlgalah UNta Deganadooda ayey ku shaqalayn Kartaa Siday ilatahay.
dhammaan bahda puntlandi waa mahadsantihiin
dhab ahaantii in xog sax la aruuriyo waa hawl adag oo aad umaddinna u qabateen
waxaan dhili lahaa xukuummadda puntland kuma aha wax adag inay ilaaliyaan sharafta iyo dhiiga muwaadiniinta hadday sidaacadnimo ah u shaqeeyaan oo ay dareemaan in masuuliyad kasaarantahay wax walba oo xumaada oo ay ugu horrayso sharafta iyo amniga ay dhaawaceen dadka xogta qaldan gudbiya
dawladdu meesha ha iskaqaado xogta loo soo gudbiyeyna hadabagasho haddii warkaasi xaqiiqo noqdo ma ahan oo kaliya in waddanka laga cayriyo waa in maxkamad l saaro
Oh Allah, walahi qoralkaan waa iga ooysiiyey waana xaqiiq puntland wax wayn aan la ogayn oo la ogaan karin inuu ka qaladanyahay waa dareensanaa alla illahow dadkayga damiir sii oo xaqa tus, somaliland way ku saxantahay xaqna weye qofka muwadinka ah inuu mudnaanta leeyahay caalamka dhan bay taas ka jirtaa waayo qofaan dhulka u dhalan uma naxo.. walalayaal qoraalkaan u gudbiya oo wasaaradaha dowlada hard copies badan ka sameeya oo shacabka dhan u qaybiya walahi ajar baad ka helaysaan xaqiiqda aad dadka tustaan iyo waxa jira.. thanks alot to those who prepared this article..
Qoraal cajiib ah oo xaqiiq ah ayaad soo galiseen. guulaysta walaalayaal. waxaan idin leeyahay waxaad garateen oo soo bandhigteen shaqo ay qabsan waayeen hay’adaha amniga ee dowladda Puntland. Wariyeyaasha Puntlandi awal waanba ka niyad jabsanaa inlee kuwo Investigation Journalism samayn kara ku jira horey u socda ilaahay hadin ku garab galee dadka iyo dalka Puntland shaqo adag baad u haysaan. Akhristayaasha hadaanu nahay waxan ka dharagnay wasiir hebel ayaa waxqabadkiisa ka sheekeeyey, baaralamaanka puntland baa xeer ansixiyey, qofbaa la dilay, shirbaa dhacay lakin waxa aan u baahan nahay oo aanan ka dhargayn waa shaqadan aad hada qabateen. dowladi waa dadka waxan rajaynayaa inay dowladu qaadato tilmaamaha aad soo bandhigteen.
Xaaji Badmaceeye, Jabuuti
Waad ku mahansantihiin xogta rasmiga ah iyo runta aad ka hesheen aadna dadka ama shacabka Puntland ku abtirsada aad uu soo bandhigteen ama uu shhegteen.
Waxaana ku dari lahaan haddiiba ay taas ama arrintaasba ay uu bareerern ama ay cadeysten. Suaasha waxay ay tahay amayba ayagu yihiin dadka qandaraaska bixiyah in dadka waxgaradka ah iyo aqoonta leh oo muddoyin badan maalin iyo habeenba sida arxandarrada leh loogu dilayey magaalda Gaalkacyo.
Hadda waxaa laga rabaah mamulka iyo laamaha gobolka mudug in ay shaqada ka joojiyan dadkaas ay uu sheegan in GAGIDA DIYAARADAHA EE GALKACYO (Galkaio airoprt) ay mamnuuc ay ka yihiin sabaabo ammaanka la xiriirah qolya ay uu shaqeeyana ay uu sheegan in ay qortaan dadka dhulka si ay howshooda ay wanaag iyo aamin ugu fushoh.
Shacabka PUNTLAND STATE ha ogaado xafiiska UN ama NGO ka shaqeeya dhulkooda aya xaq uu leh taas waa in uu mamulka PUNTLAND sharci uga dhigaah…
Fadlan ha mooganin orhdii ahay (IF YOU TRY TO PLEASE SOMEONE, YOU WILL NEVER YOURSELF)…
Intaas iyo nabad galyo…MIDNIMO IYO ALLAH AAMIN!!!
DADkeena mar aan mar ahayn ooxeero iyo qaado kala dhaceen bay indhaha kala furayaan ee iska daa hurdadooda haysaga jiraane.war ina kadaaya miskiinka hayska sameeyo wuxuu rabee waa soomaaliye.masoomaalaa idin rabta oo idin maqli karta waay suuxaan hadey horu markiina iyo jiritaankiina maqlaane,sikasta ooaynu udaris nahay,ama isu dhalney marabaan jiritaan daarood labada dhinac midna nacaybka kujira eey xambaarsanyihiina innaba caadi maaha heerka uu gaarsiisanyahay.idinkuna inay idiin shaqeeyaanoohayadaha aduunka war fiican idiinka geeyaan baad sugeysaan. ilaahey dadkaan reer gaalkacyo hurduu kusalidey iyo axmaqnimo.waxa hodeyna waa ayagaa isu indho dheere cadawgooda indhahoodu maqabtaan talada iyo tawfiiqdooda mamidaysna ,mana isku raacaan incadawga isku meel looga soo wada jeesto.war midaysnaada ooildheer yeesha shaqada ninka kayimi koonfur qabanayo may qabtaan dadka wax bartey ee reer buntland ,hadaba ina kaqabta raga lasheegayo yeysana fakane dhagta dhiiga haloo daro.waaba hadeey sii joogaan ooyna cararin inta hada baaritaanku kusocdo yaan laga harin eeyda yeeysana bixin
Marka hore, Qoraagu wuu ku mahadsanyahay arigtidiisa.
Iyadoo sharcigu uu ka sareeyo cidkasta misana waxaa tixgelinteeda leh in lakala fahmo arimahan:-
1- Xafiisyada iyo Shaqaalahooda ma ku wii Puntlandaa ama ku wii martida ahaa ee konfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo si ku meel gaar ah u jooga deegaanka.
2-Faa’ idada iyo faaido darada deegaanka ku soo kordhiyeen.
3-Cawaaqibka dhaqanka Reer guuraanimada Soomaalida.
4-Xeerka martinimada Soomaalida.
Isku soo wadaduuboo, cimri tagey ceeb laguma sogootiyo ee isma hurtooy ha is halaynina.
ad iyo ad ayad u mahadsantihin dadka qora puntlandi.com
mahad celin ka dib waxan ad iyo ad u filayaa in dadk puntland ay fahmi karaan xogta dhab ah ee maqaalkani xambaarsanyahay oo ah mid 100% xaqiiqda ku fadhiya runtii kolla an awalna wan ogaa hadana wan ka sii dhergey in dalkagayaga puntland cadow badan haya,adaha UN ka u fadhiyo oo dagaal culus kula jidho dalka iyo dadka rer puntland oo war cad aan hayno sidaa daraadeed dadka iyo dowladda puntland waxan ka codsanaynaaa nay qaataan xogta ay dhalinta webkan qora AJA IYO XASANAAD alle ha ka siiyo howsha ay noo hayaan
fadlan qof kasta oo dalka puntland u dhashay waa inuu qaataa warbixinta xaqiiqda ku fadhida oo ku shaqeeyaan
tan kale dadka puntlad waaxan ku boorinayaa inay dowladda la shaqeeyaan haddii shaqsi qofku mucaarado waa caaadi lkn maahan in dalka dhan war xun laga sheego hadda doonto m/weynaha mucaarad lkn danta dalka iyo dadka uga tanasul hadduu kula xunyahay FAROOLE fadlan FAROOLE waligii xukunka ma joogayo waa kaa tegayaa yaaan qabyaaladi idin qaadin dalku ma guurayo ma tegayo dalku puntland dadkeeda ayaa leh lkn faroole ma leh rer ma leh dalka inaga dhan ayaa leh yaan shisheeye ina qabsan fadlan meesha ka kaca dadka xalaasha ahow oo dalka difaaciisa u is taagaa dowlad kaliya wax ma qaban kadho ogaaada dalka waa la soo weeraray rer puntlanow by bye
Puntlandi waa shaqo wanaagsan laakiin walaalayaaloow ma dhici kartaa inaad update ku samaysaan oo aynaan ka daalin si dadku u baraarugo waa masiibo naloo hoos geliyey howlaahaani
asc
waa arin loo bahna in laga hadlo oo somali waxba iskuma ogola naf & nolol ba lakin mamulku puntland waa in ay indhah furaan hadeysan yeelina dhaman shacabka puntland oo nooc walba leh tan kale maqalkan hal dhinac uun buu ka hadlee Un tu somaliya iyada xukunta oo meel walba shaqale baa u jooga madama aad noo sheegteen kuwa ka shaqeeya puntland miyaaney jirin shaqale reer puntland ah oo xamar ama waqooyi ka shaqeeya hadeysan taasi jirin reer puntland waa in ay xisaabtanta Un ta kana hadashaa waxyalaha jira ee degaamada somalida haddii kale somalida waa marqaati madoonto in dhinac walba la iska curyaaminayo saa qoftada kuu aman gelin waayey wax kale kuuma ogolee oo xamar & hiraan & baydhabo & kismayo dad lagu xasuuqey xaley dhaley laga noqdey oo si fudud leyskaga hilmaamey looma bahna ee waa in la xisaabtamo oo dhinac walba ah oo weliba hoganka pres Faroole ey galaan howshan sida ugu deg deg badan ama la helaa isimo,siyasiin,aqoonyshano u istaga arimaha degaanka & horumarinta puntland………………
Scw, dhaman walaalaha shabakada Puntlandi aad ayaan idiin salamayaa tan islaamka kadib wixii laga oran karay maqaalkan waa layiri baan filayaa. Muhiimada jirta runtii waxay tahay meesha ay maanta Puntland marayso waxaa gaarsiiyay shacabka iyo maamulka oo aanan haba yaraatee wax wada shaqayn ah aanan lahayn. Dowladi waatii hanata shacabka qalbigooda wax kasto ay ahaadaanba laakiin somali melkasta uujoogto hadii uu madax noqdo wuxuu dhaqankiisa noqdaa sidii alaha u naxariistee Siyaad bare khasab iy maquunin.
Waxan idiin sheegayaa isaaq maamulkan Puntland wuxuu ku yahay lafdhuungashay marnana madoonayo inuuu hagaago, reerkufeedna nin buulkiisii gubanayo buulkale kama naxo dadkaan reer kuunfureedka ah yaan lala yaabin waayo nabadi wax ay tahay magaranayaan.
Ugu danbayn Documintigan waxaan ku kaydsaday meel anigoo ugu talo galay in jiilka soo socda ay ku waano qaataan, aad ayaanan idiinku mahadcelinayaa boqokiiba boqol.
Maxaa inoo dan ah reer Puntland hadaan nahay, maxaa inakala gudboon arintaan sidee looga dhaadhacsiiyaa inta nin Puntland ah shaqo layahay inuusan nin kale shaqo kahelin Puntland. shacabka ayaa laraba inay ka dhiidiyaan inshaa alaah oo aan anigaba ku jiro scw
P/landi,howlihii sirdoonka & nabadsugidda ee laga rabey dowladda P/L ayaad u guntateeen,abaalgudkiinnuna ka weyn
in la idiin mahadceliyo,bal waxaad istaahishaan billad
geesi dahab ah,Dr FAROOLANA waxaan ka codsanayaa in uu
billadsharaftaas abaalmarinta ah degdeg ragga mutaystay u siiyo . Raggii howshaash ka soo dhalaalay & hoggaanka
P/landi oo dhan anigu QATAR baan subaxwalba salaam kala soo tiigsanayaa,ajarkiinana ILAAH ha idinka abaalkiinnana.GUULEYSTA GUULEYSTA !!! AAMMIIN !!!
asc maansh alaah wiilka xoogtaan noo sooqooray waa mahada santahay iyo wabkaanba maansha alaah waa in aad waxa ka qabataan in sha alaah
ascww,Puntlandi.com Allaah ha idinka abaal mariyo tillaabada geesinimada leh oo wax ku oolka ah haddii laga faa’iidaysto.Waxaan reer Puntland ka codsanaynaa dawlad iyo shacabba inaan la dhayalsan maqaalkaas.
Danteenna Allaah ha ina tuso,cadowgeennana Allaah ha jabiyo.Aamiin.
Good job puntlandi aad ayaan u soo dhawaynayaa qormadan dhaxalgalka ah ee wax badan iftiiminaysa, aana xaqiiqdii odhan karo waa meelaha laga galay reer puntland, una baahan talaabo degdeg ah in laga qaado oo la daba galo dadka aan reer puntland aheen eela shaqeeya hayadaha unka AMA kula Kaleba eee ka shaqeeya puntland
acww/////
salaan kabacdi waxaan kuu ra jeeynayaa qayr farabadan
waayo qofka maqaalkaan soo diyaariyey shaqo ay qabsan waayeen dadkii loo igmaday in ay qabsadaan baad qabatay
waa kuwee kuwa shaqadooda ka gaabiyey waa sir doonka puntland oo aan garan waa yey waxa ay qabtaan mise shaqada ayeeysan aqoon u lahayn oo waa la naas nuujiyaa si ay mushahar u qaataan/
marka ilaah waxaan kaaga bar yayaa in ilaah qayr aan go ayn kuu balan qaado/
koleey ma filayo in ay ka faa iidaysan doonaan maqaal kaan qiimaha badan/
wabilaahi tawfiiq
allaa macanaa.
Asc.Dhamaantiin. Xog khaladan oo eey soo tebiyeyn
kuwo neceb jirtaanka Puntland. horeba waa loo ogaad
Koonfur iyo dirta waqooyi inaaney u hayn qalbi fiican
D/Puntland oo cid walbi ka xuntahay maxey wax
u noqdeen. D/puntland oo ku mashquulsan sidii
Soomaliweyn loo heli lahaa iyo Dirta Iidoor iyo
Dirta Koonfureed oo ku mashquulsan sidii loo
burburin lahaa jirtaanka umada Reer Puntland.
Puntland waxeey haysaa jidka toosan waxeeyna gaari
doontaa guul sababtoo ah umadi waa tii wax cafida
oo raadisa wada jir iyo ishaysi umadeed.
Kuwa ah Soomali diidka war kood waa gebabgebo
waana arki doonaa si dhaqso ah.
kuwa ka soo jeeda koonfurta talo ma hayaan
ee marka eey talo keenaan baanu u jwaabi doonaa.
Sutigaashaan.
ASC MARKA HORE WAAN IDIN SALAAMAYAA SALAAN KADIB BAQAALKAN AAD SOOQORTEN WAA MID LOOBAAHNA INTAKADIB WAXAAN FILAYAA IN LA WADA FAHANSAN YAHAY WAXA MEESHA KA JIRA
walaalayaal waa ku Mahadsantihiin warbixinta aad so Bandhigteen waa Run Xaqiiq ah waayo waxaan ognahay Xataa in nin alshabaab la shaqeeya uu security ga u joogo Hay,adda World Vission Xarunteeda Garowe waxaan ognahay in kenyati ay shaqooyin soo aplaygareeyeen lana Qaatay Marka Dalka yaa Xukuma Dowladuna waxaa Moodaa in ay Xaabsato Tahay aan Dhaafin Garowe iyo Baadiyaha Reebantiyeed.
agood job,mahadsantihiin puntlandi.com .
dawlada puntland ayaa laga rabaa in ay shaqadeeda qabsato .
MARKA HORE WAAN IDIN SALAAMAYAA SALAAN KADIB BAQAALKAN AAD SOOQORTEN WAA MID LOOBAAHNA INTAKADIB WAXAAN FILAYAA DHIBAATADA KAJIRTA PUNTLAND WAA MID WAYN LAMA YARAYSAN KARO WAAYO TUSAALE DAGAALADA QABAAILKA AAN DHAMAADKA LAHAYN LAYNTA DADKA BIRMAGAYDADA AH LAFDHABARTA PUNTLAND AH EE ISTABAJOOGA AH WAXAA USABAB AH DADKA SHACABKA AH IYO DAWLADA OO AAN WADA SHAQAYNAYN OO LARABAY IN AY WADA SHAQEEYAN MARKA SOMALILAND DAWLADII IYO DADKI BAA ISKUDUUBAN LAAKIN PUNTLAND WAY KADUWANTAHAY ANIGU WAXAAN AHAY DADKA AADKA UJECEL IN PUNTLAND AY HORE USOCOTO WAXAAN AHAY REER WARDHEER AMA JIGJIGA SIDAA DAR TEED WAXAAN AAD UGA XUMAHAY IN DHIB SOOGAARO PUNTLAND MARKA SI LOO EEGANA SIDADADKA QAARQABAAN WAXAAN AHAY REER PUNTLAND ILAYN MEEL MAKALA JIRE HURDADA KAKACA SIDAA IYO NABADGALYO ABDIHAKIN M H NORWAY
AAD IYO AAD AYAAD U MAHAD SANTIHIIN MAMULKA PUNTLANI.COM SIDA RUNTAA OO AAD USOO BANDHIGTEEN XOGTAN DHABTAA EE KA JIRTA PUNTLAND WAXAN BEEN AHAYN IN NALOO DIIDAN YAHAY HORUMAR GAAR AHAANA GOBALKA CADOWGIISU BADAN YAHAY EE MUDUG WAXAN DOWLADA, SHACABKA, DHALINTA (RAG IYO DUMAR) AAN KA CODSANAYNAA INAY INDHAHA U FURAAN DADKA HORUMARKEENA DIIDAN AANNA ISKA SAARNO HADUU SAAXIIB NALA YAHAY, GABADHEENU DHASHAY IYO WAX KASTA OO UU NOOGU SOO DHAWAN KARAN CADOWGEENA AAN HORUMARKA NOO OGOLAYN.
WA BILAAHI TOWFIIQ