Garowe(Puntlandi.com) Dhageyso: Warbixintan waxey ka hadlayna sida ay iminka yihiin warshaddaha Puntland, caqabaddaha hortaagan hormarkooda, Waxaana ka qayb qaadannaya Pro Maxamed Siciid Samatar oo dhaqaalaha ka dhiga jaamacadda PSU iyo Agaasimaha warshaddaha iyo farsamada ee Wasaaradda Ganacsiga Puntland Cabdi Rixmaan Axmed Ismaacil iyo Gudoomiyaha Rugta ganacsiga warshadaha iyo beeraha Puntland Maxamud Xayir Ibraahim waxaa idiin soo gudbinaya wariye Maxamed Cabdi wali Nuur Timire. hoos ka dhageyso Barnaamijka
Xigasho Radio Garowe, halkase aad ka dhageysanaysaan waa Puntlandi.com
Xigasho Radio Garowe, halkase aad ka dhageysanaysaan waa Puntlandi.com
RSS Feed
Posted in 










