Nairobi(Puntlandi.com) “Dagaalka Gaalkacyo ma ahan mid qabiil iyo wax u dhow,ninka saas yirina waa beenlow” Hadalkaa waxaa yiri Wasiiru Dowlaha Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Proff Abdulkadir Abdi Hashi oo wareysi siiyey Idaacada VOA. Hoos ka dhageyso wareysigii Wasiirka.
Puntlandi.com
RSS Feed
Posted in 










