(VIDEO) Maamulka Muuse Biixi oo diiday in Kalluunka lagasoo saaro xeebaha Punland loo iibgeeyo suuqyada Hargeysa.
Shirkad lagu magacaabo Al-Nuur Oo ka ganacsata kalluunka ayaa Duleedka magaalada Hargaysa Ku Gubtay ku dhowaad saddex tan oo Kalluun ah oo lagasoo saaray xeebaha Laasqoray Ee Gobolka Sanaag.
Gubidaan ayaa sabab u ahayd kadib markii maamulka Hargeysa uu diiday in kalluunkaan suuqyada loo iibgeeyo, waxayna taasi keentay inuu kalluunkii qurmo.
Shirkadu waxay sheegtay in lagu haysto sababta xeebaha Punland kalluun uga keensadeen.
Halkaan ka daawo.
