|

Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho iyo tirada dhimashada oo kor u dhaaftay 20 qof

Inta laxaqiijiyay ugu yaraan ku dhawaad 20 qof ayaa ku dhimatay tiro intaas ka badana waa ay ku dhaawacmen sadax qarax oo isxig xigay oo goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho .

Qaraxyadan ayaa waxa ay ka dhaceen Hotelka Saxafi iyo agagaarka Xarunta CIDdaa, waxaana la soo sheegayaa xiliga ay qaraxyadan ay dhacayeen inwadadu ay mashaquul ahayd .

Dadad shacab ah oo la socday gaari Bas ah ayuu sidookale qaraxan haleelay Waxaana gobta ku bas beelay dhamaan dadkii garigaasi saarnaa oo uu ku jiray ilmo yar oo 2 sanno jiray .

 

Isbitaalada magaalada Muqdisho ayaa waxaa loo qaaday dhaawacyo farabadn ,

Al-shabaab ayaa sheegatay mas,uuliyada qaraxyadan .

Sawirro.

 

You must be logged in to post a comment Login