|

Madaxweynaha Kenya oo Shanghai kula kulmay Madaxweynaha Shiinaha

Madaxweynaha Kenya UhuruKenyata ayaa maanta oo axada wuxuu la kulmay Madaxweynaha Dalka chine Xi Jinping, kulankaasooa ka dhacay Jasiirada Shiinaha ee Shanghai.
Labada Masuul ayaa waxay kawada hadleen Ganacsiga labada Dal iyo xirirrika ay shiinuhu la leeyihiin geeska Afrikada Bari, waxay kaloo ka wada hadleen mashaariic ay Shiinuhu ka fuliyaan kenya iyo kuwo hor leh oo ay hada balan qaadeen.

Sanadahaan waxaa sii xoogaysanayay xirirrika ay Dowlada Shiinuhu la yeelanayaan dowladaha Afrika inksatoo Wadamada Afrika qaarkood looga digay qaabka ay shiinuhu u maalgashanayaan Afrika , waxaa Shiinaha lagu eedeeyey iney Afrika ku maalgaliyaan lacago deym ku ah wadamada ay maaal galinayaan maalgalintaasoo ah deymo macaashkoodu aad u sareeyo oo wadamada qaarkood aysan abadkoodba iska bixinkarin.

Puntlandi.com
Nairobi

You must be logged in to post a comment Login