(VIDEO): Musharax Juxa oo dowladda Soomaaliya si kulul u eedeeyay
Cabdi Faarax Juxa oo oo ah musharax Madaxweyne 2019 ee Puntland ayaa dowladda fadaraalka Soomaaliya waxa uu ku eedeeyay Ereyo ay aad maalmahan u adeegsanaysay baraha bulshada kaas oo ahaa (waa markii ugu horaysay ).
Waxa uu sheegay in xiligii uu Wasiirka arimaha gudaha ahaa uu hor istaagay sharcigii xaqirayay jinsiyada qofka Soomalaiga ah ee ku sugan meelkasta oo dalka Soomaaliya ka mid ah.
Juxa ayaa ugu dambayntii waxa uu dowladda ku eedeeyay dhiibistii Qalbi dhagax .
Halkan ka daawo.