(Sawiiro): Garoonka kubada cagta ee degmada Waaciyo oo lagu dhisay isku tashi
Ururka dhalinyarada degmada Waaciye ayaa si iskaa wax uqabso ah u dhistay garoonka kubada cagta ee degmada Waaciye oo ay dhalinyarada baahi badan ay uqabtay .
Dhaqaalha ku baxay dhismaha garoonkan ayaa waxaa iska kaashaday bushada degan degmada Waaciye iyo qaar kamid ah qurba joogka ka soo jeeda degmada.





