Wariye Cali Xaraare oo ceebtii VOA banaanka soo dhigey, Daawo shir jaraa’id oo uu qabtey shaley

Wariye Cali Xaraare oo hore uga shaqeyn jirey idaacada VOA ayaa shaley shir jaraa’id ku qabtey magaalada Minniapolis ee wadanka Mareykanka, Cali Xaraare wuxuu sheegey in VOA laanta afsoomaaliga ay aheyd meel dulmi ka socdey, daawo shirkii jaraa’id ee Cali Xaraare uu qabtey, waa mid xiiso badan leh




Both comments and pings are currently closed.
Qoraalkaan/Warkaan ka dhiibo fikikaaga :- Fadlan markaad fikradaada(Comments) qorayso xasuuso inaad dhowrto anshaxa iyo wanaaga, Qoraalkaagu ha ahaado mid u faa'iidaynaya akhristayaasha fikradooda isdhaafsanaya, Qabiilka iyo erayada anshax xumada ah way ka reeban yihiin in lagu qoro halkaan, Fikradaha(Comments) akhristayaashu halkaan isku dhaafsadaan waxay u gaar yihiin akhristashaasha iyagaa masuuliyadeeda leh. Ogsoonow Qoraalkii ku xadgudba anshaxa iyo masuulnimada masoo dabacayno

One Response to “Wariye Cali Xaraare oo ceebtii VOA banaanka soo dhigey, Daawo shir jaraa’id oo uu qabtey shaley”

  1. run sheeg says:

    halyay cali cadbi xaraare waa muwaadin somliyed sharaf iyo cisi mudan , waa shaqsi daacad u ah dhamaan umada somaliyed ma haboona in aflagaado iyo cay lagusameeyo cali xaraare. runtii waan kaxumahay in idaacada VOA ay noqoto idaacad qabiil ushaqaysa oo u adeegta dad gaar ah.
    waana arin nasiib dara ah oo aan lagasugayn madaxda VOA. mahadasanidiin