|

(VIDEO): C/raxmaan C/shakuur C/raxmaan C/shakuur “Qaraxii Zoobe laguma tilmaami karo Masiibo , waxaan farxi doonaa maalinta tiirka la soo taago dadkii ka dambeeyay weerarkaasi

Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay xasuuqii 14 October sanadkii hore ka dhacay Isgoyska Zoobe , ayaa sheegay in mas,uuliyadaradii halkaasi ka dhacday ay lahayd dowladda Soomalaiya, ilaa iyo haatana aan cadaalada la horkeenin kuwii soo maleegay .

Waxa u sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay farxi donaan maalinta cadaalada la hor keeno kuwii ka dambeeyay Qaraxaasi.

Halkan ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login