latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

pi

  • Home
  • About
  • Contact

News

Jubbaland oo sheegtay inay soo dhoweynayaan dhexdhexaadinta aqalka sare.

December 8, 2018 GR 0

SIDRA Institute ‘ Announcement of a New Policy Brief “Regional Integration in the Horn of Africa: Is Prime Minister Abiy’s Initiative an Institution ahead of its Time?”

December 7, 2018 admin 0

Guddiga xalinta khilaafaadka oo maanta soo saaray sharuudaha laga rabo xildhibaanada Puntland.

December 6, 2018 GR 0

Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha nwakiilada Puntland, oo maanta yeeshay kulan ayaa soo saaray sharuudaha laga rabo xildhibaanada Puntland. Halkaan hoose ka akhriso.

War-saxaafadeed Hab-dhaqan ku cusub Puntland oo uu Madaxweyne kuxigeenku sameeyey

December 5, 2018 GR 0

DEG-DEG:- Mid kamid ah xubnihii uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka Puntland oo iscasilay.

December 5, 2018 GR 0

Axmed Aadan Carab oo kamid ah Guddigii fowdada ahaa ee uu magacaabay Madaxwayne Ku-xigeen Cabdixakiim Camey ayaa iska casiley. Axmed oo shir jaraa’id u qabtauy […]

Daawo Siyaasi Daahir Ciro : – ” Anigu Kooxda Gaas ma ahi, lakiin Shacbiga Puntland waa in ay ka fejignaadaan Fidnada iyo Fawdada uu Ina Camey. Musharixiintuna iyagaa wax isu dhimay “

December 5, 2018 Kassim 0

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland oo beeniyay in la bixiyay qeyb kamid ah garoonka kubada cagta Mire Awaare

December 5, 2018 GR 0

Wasiirka, shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Sheikh Axmed Cabdulle, ayaa si adag u beeniyay in cid gaar ah lasiiyay qeyb kamid ah […]

Maraykanka oo ku dhawaaqay inuu dib ufurayo xiriirka kala dhexeeyay Soomaaliya.

December 5, 2018 GR 0

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dib ufurayso xiriirkii diblumaasiyadeed ee kala dhexeeyay Soomaaliya, ku dhawaad muddo 30 sano kadib. Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald […]

Cadeeymo Buuxa : – Talaabada uu qaaday M/weyne ku xigeen Camay iyo Musharixiinta taageryba waa Xadgud Dastuuri ah iyo Khiyaamo Qaran oo Villa Somalia loogu adeegaayo

December 4, 2018 Kassim 0

DEG-DEG:- Madaxweyne Gaas oo magacaabay guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda .

December 3, 2018 GR 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland (Vetting Committee), kadib markii ay maanta kasoo baxday Xeer Madaxweyne Lr. […]

(PHOTO NEWS) Musharax Cali Xaaji Warsame oo soo dhowayn balaaran loogu sameeyay magaalada Bosaso.

December 3, 2018 GR 0

Musharax Cali Xaaji Warsame, oo u taagan xilka madaxweynaha dowladda Puntland ee 2019, ayaa maanta si balaaran loogusoo dhoweeyay magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland. […]

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo shaacisay Jadwalkii imtixaamadka Naqliga iyo shaahadiga.

December 3, 2018 GR 0

Warsaxaafadeed. Ku : dhamaan Gudoomiyeyaasha Waxbarashada Gobolada Puntland. OG: Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Waxbarashada Puntland. OG: Dhamaan Maamulayaasha Iskuulada Dugsiyada Hoose/dhexe iyo sare. OG: Agaasime waaxeedadda Wasaarada […]

SAWIRKA MAANTA IYO DOORASHADA KOONFUR GALBEED.

December 3, 2018 GR 0

(DHEGAYSO) Caasho Geelle oo baaq culus udirtay xukuumada Puntland iyo murashixiinta madaxtinimada.

December 3, 2018 GR 0

Wasiirkii hore ee haweenka Puntland, marwo Caasho Geelle Diiriye, ayaa sheegtay inaysna jirin cid ku dhici karta inay faro galin ama qalqalin gelin ku sameyso […]

Hogaamiyayaasha jabhadda ONLF oo Jigjiga lagusoo dhoweynayo.

December 2, 2018 GR 0

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jigjiga ee xarunta Somali State ay gaaraan hoggaanka jabhadda ONLF oo maalintii shalay ahayd lagu soo dhoweeyey magaalada Addis […]

Prof Yaxye Sh.Caamir “Wasiir Beyle Cilmga Beeraha ayuu bartay, Maaliyad Maamulkeeda Ma Uusan barane inuu iscasilaa haboon.

December 2, 2018 GR 0

(VIDEO) Markii ugu horeysay taariikhda oo calanka ONLF uu ka dhex babanayo Addis Ababa.

December 2, 2018 GR 0

Waxaa magaalada Addis Ababa lagusoo dhoweeyay gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiral Maxamad Cumar Cismaan iyo wafti balaadhan oo ku weheliya socdaalkan. Magaalada Addis […]

(SAWIRRO) Nabaddoon cusub oo lagu caleemo saaray degmada Burtinle.

December 1, 2018 GR 0

Burtine (Puntlandi) Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa lagu caleema saaray nabaddoon Cabdikaafi Cabdulaahi Xuseen oo kamid noqonaya nabadoonada Puntland. Munaasabada caleemo saarka nabaddoonka waxaa […]

Warsaxaafadeed:- Puntland uma dulaysnaanayso Villa Soomaaliya haddii laga waayo hanaan dowladnimo oo federal ah.

November 30, 2018 GR 0

  Garowe Puntlandi:- Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay khilaafka  Puntland iyo dowladda federalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Xamar iyo dedaaladii dhex dhexaadinayd […]

Madaxweyne Gaas oo soo saaray baaq culus oo ku socda beelaha Puntland.

November 30, 2018 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ugu baaqay beelaha Puntland inay si waafaqsan dastuurka Puntland usoo xushaan wakiiladooda, unasoo gudbiyaan guddiga xalinta khilaafaadka […]

Posts navigation

« 1 … 36 37 38 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (745)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,733)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2018 | .. puntlandi.com

error: la xiriir post@puntlandi.com