latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

pi

  • Home
  • About
  • Contact

News

WAR MURTIYEEDKA GOLAHA MIDOWGA MUSHARIXIINTA : CADEYNTA DHAMAADKA MUDO XILEEDKA MADAXWEYNAHA 9AAD IYO BUUXINTA FIRAAQA DASTUURIGA AH EE XILKA MADAXWEYNANIMO.

February 8, 2021 Kassim 0

Sida ku cad Qodobka 89 aad ee Dastuurka Dalka mudo xileedka M/weynaha Federaalku waxaa uu ku eg yahay 7.2.2021

February 6, 2021 Kassim 0

Sida ku cad Qodobka 2 – aad ee Qaraarkii ka soo baxay Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed 8.2.2019 ee lagu dhaariye Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed wuxuu tilmaamayaa […]

QUOTES OF THE DAY : – Mahadhooyinka maanta

February 6, 2021 Kassim 0

Dhacdooyinkii 24 sacadood ee ugu danbeeyey Dalka ka dhacaayey waxay rebeen mahadhooyinkan . Horay bay Abwaan Somaaliyeed u yiri : ” WAAYEEL SHEEKO LAGA REEB […]

BREAKING NEWS : – SHIRKII DHUUSOMAREEB OO CAAWA FASHIL KU SOO DHAMAADAY.

February 6, 2021 Kassim 0

Shirkii Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed iyo Madaxada Dawalada Xubnaha ka ah Federaalka uga socday magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa caawa fashil ku soo dhamaaday. […]

Breaking News : – Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo sheegay in aanu jirin berri kulan wadajir ah oo labda Aqal

February 5, 2021 Kassim 0

Wargelin Dhammaan Senatarada Golaha Aqalka Sare ee BFS waxaa lagu wargelinayaa in uusan jirin kulan wadajir ah oo Madaxweynuhu kasoo codsadey Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare […]

Breaking News : – International partners again call on all of Somalia’s leaders to find consensus on electoral implementation as an urgent matter of national interest.

February 4, 2021 Kassim 0

For immediate release JOINT PRESS STATEMENT International Partners Welcome Meeting Underway in Dhusamareb Mogadishu, 4 February 2021 – International partners* welcome the meeting among President […]

War Saxafadeed UNSOM : Beesha caalamka oo madaxda somaalida ugu baaqay heshiis wadar ogol ah oo laysku raacsan yahay deg degna ah

February 4, 2021 Kassim 0

War-saxaafadeed wadajir ah, Saaxiibbada Beesha Caalamku waxa ay soo dhoweynayaan kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo […]

Dr.Maxamed M.Culusow : – Maamus-xumada Furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) Dhusamareb-4

February 3, 2021 Kassim 0

Dr.Maxamed Maxamuud Culusow Waxaan qormo hore ku sheegay in natiijada lama dhaafaanka ee shirka dhusamareb-4 ay tahay “ku dhawaaqidda dhammaadka xilka Madaxweyne Farmajo iyo kala […]

Daawo Shir Jaraa’id Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi : – M/weyne Farmaajo ma aqoonsana nidaamka Federaalka, Aqalka Sare iyo matalaada shacbiga Waqooyi

February 3, 2021 Kassim 0

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Federaalka Somaaliyeed Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeyey Madaxweyne Farmaajo in afartii sano ee uu xilka hayey uu dagaal ku […]

Daawo Puntland State House : – M/weyne oo maanta ka qeyb galay furitaanka shirka Dhuusomareeb -4

February 3, 2021 Kassim 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah oo uu weheliyo maamulka Gobolka Banaadir. Halkan ka […]

Dr.Maxamed M.Culusow : – Natiijada lama dhaafanka ah ee shirka dhusamareb-4 waa ku dhawaaqidda dhammaadka Xilka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo kala diridda Barlamaanka Federaalka-10.

February 3, 2021 Kassim 0

Dr.Maxamed Maxamuud Culusow 3.02.2021 Natiijada lama dhaafanka ah ee shirka dhusamareb-4 waa ku dhawaaqidda dhammaadka Xilka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo kala diridda Barlamaanka Federaalka-10. […]

Daawo : – Jeneral Indho-cade oo shaki galiyey cida dishay General Galaal

February 3, 2021 Kassim 0

General Yusuf Maxamed Siyaad ( Indho cade ) ayaa sheegay in uu qabo tuhun aad u weyn in ciidamada Dawladu ay ka danbeyeen dilkii Generaal […]

Allaah ha u naxariistee Generaal Maxamed Nuur Galaal oo xalay lagu aasay Guraceel

February 2, 2021 Kassim 0

Allaah ha u naxariistee meydkii Marxuum Generaal Maxamed Nuur Galaal oo shalay Salaatul-jinaasa loogu tukaday Masidka Isbehaysiga Islaamka ee Muqdisho ayaa xalay makhribkii loo qaaday […]

Daawo Wareysi Prof. Cabdi Ismaciil Samatar : – Shirka Dhuusomareeb waxba kama soo baxayaan waayo M/weyne Farmaajo Doorasho Boob iyo Jujuub ah buu qorsheystay.

February 1, 2021 Kassim 0

Aqoonyahan Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in sida saadashu tilmaameyso in aanay wax natiijo ah iyo xal ahi ka soo baxeyn shirka magaalada Dhuusomareeb ay […]

DEG DEG : – Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Federaalka Mudane Cabdi Xaashi oo sheegay inuu ka qeyb galayo shirka Dhuusomareeb.

February 1, 2021 Kassim 0

Guddoomiyah Aqalka Sare Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa warqad uu diray maanta Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor ku sheegayo in uu maalinta beri ah […]

Allaah ha u naxariistee General Galaal oo ka mid noqday dadkii ku geeriyooday wererkii Argagixisadu ku qaaday Hotel Afric caawa

February 1, 2021 Kassim 0

Alle ha u naxariistee waxaa caawa weerarkii Hotel Africa ku Geeriyooday Generaal Maxamed Nuur Galaal Oo Ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Soomaaliya Xiligii Dowladdii Dhexe ee […]

Dr. Maxamud M Culusow : – Beesha Caalamka oo Madaxweyne Farmajo ku boorisay Badbaadinta Soomaaliya ee ku xiran doorasho daahfuran, heshiis lagu yahay

January 31, 2021 Kassim 0

Dr. Maxamud M Culusow 31.01.2021 Wakiillada Beesha Caalamka oo muddo dheer ka walaacsan sharcidarrada xukunka dowladda federaalka Soomaaliya ku sugan yahay kaddib markii lagu fashilmay […]

Time running out on Somalia’s troubled vote as citizens express frustration

January 30, 2021 Kassim 0

Residents and officials lead a demonstration Friday in Somalia’s capital, Mogadishu. (Farah Abdi Warsameh/AP) By Hassan Barise | AP Jan. 30, 2021 at 9:42 a.m. GMT+1 MOGADISHU, Somalia […]

Breaking News : – Wakiilada Beesha Caalamka oo M/weyne Farmaajo u sheegay in uu 36 Sacadood ku aqbalo kulankii ay soo jeediyeen Puntland iyo Jubbaland

January 30, 2021 Kassim 0

Warar Diplomasi oo ka soo baxay kulankii maanta xarunta Villa Somaliya ku dhexmaray Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka […]

BBC Wareysi C/raxmaan C/shakuur : – Muqdisho Maqaam bay u baahan tahay ee uma baahna Riwaayada Farmaajo ee 13 ka Kursi

January 29, 2021 Kassim 0

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeyey Madaxweyne Farmaajo in uu ku fashilmay in uu doorasho u qabto 329 kursi ee […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 38 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (745)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,733)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2018 | .. puntlandi.com

error: la xiriir post@puntlandi.com