Archive for the ‘warka’ Category
Posted by Pi on May 1st, 2012
1 May 2012 - We have now entered a critical juncture of the transitional period of the peace process in Somalia. As we move closer to key benchmarks, such as the convening of the Constituent Assembly, adoption of a new Federal provisional Constitution, selection of a new Parliament, we remain greatly concerned that the Roadmap
Posted by Pi on May 1st, 2012
Warar ka iminka naga soo gaaraya Dhuusa mareeb ayaa no xaqiijiyey inay ku dhinteen Alla ha u naxariistee Xildhibaan Yusuf Mire Maxamuud Seeraar yo Xildhibaan cCabdiwali Shiikh Maxamed owmohamuud iyo 5 qof oo rayid ah, waxaa iyana dhawac ah
Posted by Pi on May 1st, 2012
Ururka Midowga Afrika, Qarammada Midoobay iyo IGAD oo u digay cid walba oo kasoo horjeeda dhameystirka Roadmap-ka Talaado, May 1/2012.
Posted by Pi on May 1st, 2012
Dhagayso barmaamijkii duhurnimo ee Radio Gaalkacyo maantoo Talaado sh 1/5/2013, waxaan idionku heynaa warar xiiso leh ee dhagaysi wacan……
Posted by Puntlandi on May 1st, 2012
Gaalkacyo(puntlandi.com):- Dawlada Puntland ayaa Hambal ku aadan 1-da May u dirtay Ururada Shaqaalaha ee Puntland iyo Soomaaliyaba.
Posted by Puntlandi on May 1st, 2012
Garowe(puntlandi.com):- Cudurada Jadeecada iyo Busbuska ayaa ka dilaacay Kaamamka Barakacayaasha ee ku yaala Dulkeedka Garowe ee Caasimada Puntland.
Posted by Pi on May 1st, 2012
Minniapolis(Pi) Wasiirada Qoyska iyo Haweenka Puntland Marwo Caasho Geele Diiriye oo maalmahaan booqasho kooban ku joogtey Waqooyiga Amerika ayaa xaflad heer sare ah oo soo dhaweyn ah ay u sameeyeen Jaaliyada Puntland ee Minniapolis wadanka Maraykanka, Xaflada ayaa ujeedadeedu ahayd ina
Posted by Pi on May 1st, 2012
Muqdisho, 01 May 2012: La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Af-Hayeenka Dowladda ayaa maanta si kulul uga jawaabay hadalo ka soo yeeray Kooxo uu ku tilmaamay Qaswadayaal (Spoilers) oo maalmahan bulshada Muqdishu isku dayayey inay ku kiciyaan hab beel iyagoo si khalad ah u fasirayey Qabyo Qoraalka Dastuurka.
Posted by Puntlandi on May 1st, 2012
Garowe(puntlandi.com):- Shaqaalaha Aduunka ayaan maanta u soo shaqa tagin xafiisyadooda ka qayb qaadashada xuska maalinta shaqaalaha aduunka awgiis.
Posted by Pi on April 30th, 2012
Sida aan og nahay Soomaaliya waxaa guumaaysan jirey Ingiriiska iyo Talyaaniga marka laga reebo Jabuuti,Ingiriisku markuu waqooyi yimid wuxuu heshiisyo la galay Qabaa’iladii degaanka isagoo gooni gooni ukala qaybshay, reer walbana heshiis gooni ah ayuu la galay,lakiin hal reer ayaa heshiiskas uusan la galin Ingiriisku
Posted by pi English on April 30th, 2012
By Said H. Ulusow April 30, 2012
Posted by Puntlandi on April 30th, 2012
Muqdisho(puntlandi.com):- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed.
Posted by Puntlandi on April 30th, 2012
Carmo(puntlandi.com):- Degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa waxaa maanta ku soo afmeermay kulan mudo 3 bari ah socday oo ay wada lahaayeen Maamulada degmooyinka Carmo, Ufayn iyo Waaciye oo aad loogu falanqeeyay Iskaashiga degmooyinkan.
Posted by Pi on April 30th, 2012
Posted by pi English on April 30th, 2012
Bosaso(Puntlandi)— According to Bosaso Police, Eight children sustained injuries in Bosaso, the financial hub of Puntland on Monday after gunman at rehabilitation centre opened fire on them , Puntlandi reports.
Posted by Pi on April 30th, 2012
Kusoo dhowaada Radio Gaalkacyo iyo barnaamijyadiisa kii duhurnimo ee maanta oo isniin 30 abril 2012 ka ah, Waxaa iska caawiyey soo gudbinta Barnaamijka Radio Gaalkacyo iyo Puntlandi.com
Posted by Pi on April 30th, 2012
Galkacyo(Pi) Wafti balaaran oo ay horkacayaan Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Maxamed Yusuf Jaamac Tigey iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdille ayaa bari subax u safri doona Magaalada Balibusle si ay usoo dhagax dhigaan Dugsi sare oo Magaalada laga hirgalinayo
Posted by Pi on April 30th, 2012
Bosaso(Pi) Xarunta tarbiyada Al-badriya ee lagu xanaaneeyo cauurta ayaa saaka ilaalada xaruntu ay rasaas ood uga qaadeen Caruur isku dayey iney ka baxsadaan Xarunta, 8 ka mid ah ayaa dhaawacyo sahlan soo gaareen.
Posted by Puntlandi on April 30th, 2012
Dhuusamareeb(puntlandi.com):- Culimaa’udiinka Ahlu-sunna ayaa ka horyimid qorshe cusub oo siyaasiyiin, qurbajoog iyo xildhibaano ka tirsan Dawlada Faderaalkka Soomaaliya ay ku damacsanaayeen in ay gobollada dhex ee dalka soomaaliya ugu hirgaliyaan maamul gobolleed cusub oo ka mid noqda maamulada ka jira wadanka Soomaaliya.
Posted by Puntlandi on April 29th, 2012
Posted by Puntlandi on April 29th, 2012
Warbaahinta Puntlandi.com waxay akhritayaasheeda sharafta mudan u soo gudbinaysaa Muuqaalada qurxoon ee wadanka iyo dhacdooyinka ay xiisaynayaan.
Posted by Puntlandi on April 29th, 2012
Gaalkacyo(puntlandi.com):- Wasaarada duulista hawada iyo garoomada Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay qaabkii uu u dhacay shilkii diyaarada ee shalay ka dhacay garoonka diyaaraaha Gaalkacyo ee C/laahi Yuusuf International Air-port.
Posted by Pi on April 29th, 2012
Posted by Puntlandi on April 29th, 2012
Boosaaso(puntlandi.com):- Agaasimaha Idaacadda Codka Nabada ee magaalada Boosaaso Cawke C/laahi Cali ayaa xoriyadiisii dib loogu soo ceshay kadib markii uu in muda ah ku xirnaa magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
Posted by Puntlandi on April 29th, 2012
Kampala(puntlandi.com):- Magaalada Kampala ee caasimada Uganda aya tababar ku saabsan tirakoobka dadka wuxuu ugu soo dhamaaday Mas’uuliyiin ka socda Wasaaradaha qorshaynta ee Dawlada Faderaalka, Puntland iyo Soomaliland.
Posted by Pi on April 28th, 2012
Waraysigaan iyo Heestaan waxaan idinka soo qabaney Radio Garowe, Fanaanada Soomaaliyeed saado Cali Warsame Waxay tiri “Soomaalidu dadkii wanaagsan bay caayaan, Puntland xaalbay mutaysatey in la siiyo, allow balaayo ka xijaab”, Saado Cali waxa kaloo tiri “Anigoo u jawabaya
Posted by Pi on April 28th, 2012
Fanaanada caanka ah Saado cali Warsame ayaa ka xumaatay canjarafaynta Boqor Cabdullahi Axmed iyo aflagadada loo gaystey boqorka, Saado cali waxay tiri waa in raali galin deg deg ah ay ka bixiyaan dadkii hadaladas kasoo yeereen, waxay kaloo ku baaqdey iney beesha Boqorku jawaab ka bixiyaan arintaan.
Posted by Puntlandi on April 28th, 2012
Garowe(puntlandi.com):- Iyadoo xilliyadan dambe uu magaalada Garowe ka socday Olole ay dawlada hoose ku dardargalinayso Nadaafada, bilicda magaalada, furidda wadooyinka xaafadaha magaalada isaga kala goosha iyo horumarinta guud ee caasimada ayaa maanta la baneeyay goobo hor leh oo ka tirsan xerada Inji ee bartamaha magaalada.
Posted by Puntlandi on April 28th, 2012
Garowe(puntlandi.com):- Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee gobolka Nugaal ayaa xukuntay Askar ka tirsan Ciidanka daraawiishta Puntland.